1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Motorola Oo Soo Bandhigtay Adeegyo Cusub Shirkadda Motorola oo soo saartay adeegto cusub oo kala ah: Moto G in India – Moto G4 iyo the Moto G4 Plus. Shirkaddan ay leedahay Lenovo, waxaa ay ka timid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Sarkaal Cusub U Magacaabay Howlgalka Badda ee Xeebaha Soomaaliya Waaxda Siyaasadda iyo Nabadgalyada ee Midowga Yurub ayaa General Robert Magowan CBE oo ka tirsan Ciidamada Badda ee Boqortooyada Ingiriiska u Magacaabay Madaxa howlgalka Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya. General…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senate-ka Mareykanka Oo Ansixiyay In Dhibanayaashii 9/11 Ay Dacweeyaan Sacuudiga Aqalka Senate-ka dalka Mareykanka ayaa Talaadadii ansixiyay sharci ogolaanaya in qoysaskii dadkii ku waxyeeloobay 9/11 ay dacweyn karaan dowladda Sacuudiga. Sacuudiga waxaa ay inkireen mas’uuliyadda dhacdadaas 2001-dii lagu qarxiyay daarihii mataanaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Uu Dalacsiiyay Madaxweynaha Oo Darajooyinkooda Loo Xiray Manaasabad darajo lagu guddoonsiiyay guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida iyo guddoomiyaha darajada koobaad ee ciidanka qalabka sida ayaa maanta ka dhacday dugsiga tababarka ciidamada qalabka sida ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digreto: Madaxweynaha Jubbaland Oo Xilka Ka Qaaday Fartaag, Kuna Badalay Siyaasi Cusub Madaxweynaha Jubbaland ayaa maanta Maxamuud Sayid Aden u Magacaabay Madaxweyne Ku Xigeenka Koobaad ee Jubbaland. Maxamuud Sayid Aden ayaa waxaa lagu badalay Col. Cabdulahi Ismaaciil Fartaag, waxaa la sheegayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Boko Haram Oo Ka Dhacaya Nigeria Golaha Ammaanka ayaa walaac aad u weyn ka muujiyay xiriirka sii kordhacaya ee ka dhaxeeya ururada Boko Haram ee Nigeria iyo Daacish-ta Ciraaq iyo Suuriya. Mas’uul u hadlay Mareykanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlaha Nabad Ilaalinta AMISOM Oo Lagu Daray Hal Sano Midowga Afrika ayaa ku daran howlgalka AMISOM ee Soomaaliya muddo hal sano ah, kaas oo la sheegay in uu ku ekaanayo May 30, 2017. Go’aankan oo la gaaray arabacadii, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Dooday Hindise Sharciyeedka Hanti Dhowrka Guud Baarlamaanka Somaliland oo maanta shir ku yeeshay xaruntiisa magaalada Hargeysa ayaa ka dooday hindise sharciyeedka hanti dhowrka Guud oo la doonayo inuu noqdo mid ka madax banaan xukuumadda. Kalfadhiga baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Hala Seexan Mobillada Dad badan ayaa noolaan kadrin Mobil la’aan, qof kasta waxaa uu jecel yahay in uu wehel ka dhigto, haddii aad la seexan jirtay Mobil akhri qodobdkan si aad u ogaado…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ka Dooday Mooshin Ku aaddan Ku Xad gudubka Golaha Adeegga garsoorka Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday mooshin ku aaddan ku xadgudubka Golaha adeegga garsoorka ee uu Dastuurka KMG madaxbanaani siiyay. Fadhiga xildhibaanada ayaa ahaa kalfadhiga 8aad kulankiisii 10aad,…