2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo Ka Dooday Soojeedinta Xukuumadda ee ku aaddan Nidaamka Geeddi socodka Doorashada 2016 Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulun ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga dooday Soojeedinta xukuumadda Federaalka oo ku abaaran nidaamka Geeddi-socodka Doorashada Qaranka 2016. Kulanka baarlamaanka ayaa waxaa…
8 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii April 2016-ka Waa Mar kale iyo diwaanka dadka ku waxyeeloobay Soomaaliya bishii tagtay, Goobjoog News ayaa diiwaangalisay Dambiyada iyo Shilalka ka dhacay dalka bishii April 2016-ka intii aan haleelney. Dadka la diley…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Mobillada Ugu Qaalisan Caalamka…Price: $15.3 million!! Akhistow waxaa laga yabaa in aad qaali leedahay Mobil boqolaal Dollara jooga, Ma iibsan laheyd Mobil jooga, 3 Milyan ama mid kale oo 15 Milyan oo Doollar ah. Mobil Aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cunug Yar Oo Ku Dhaawacmay Bam Lagu Tuuray AMISOM Warar goordhaw naga soo gaaray magaalada Marka ayaa sheegaya in Bam gacmeed lagu weeraray Ciidamada AMISOM oo marayey gudaha Marka. Cunug yar ayaa la sheegayaa in uu ku dhaawacmay qaraxa…
1 daqiiqo Sheeko:War Mooshin Cusub oo Maanta laga Diiwaan Geliyay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta fadhi ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaa la horkeenay mooshin cusub oo laga diiwaan geliyay fadhigii goalha. Mooshinkan ayaa u jeedadiisu tahay sidii loo dhameystiri…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Qodob Oo Baarlamaanka Federaalka Laga Sugayo In uu Ku Ansixiyo Go’aanka Doorashada 2016-ka Ra’isul Wasaare Cumar Cabdirashid ayaa maanta lagu wadaa in uu hortago baarlamaanka federaalka si uu uga gado xildhibaanada go’aankii madasha qaran ee ku aadanaa sida ay u dhacesyo doorashada 2016-ka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dad Laga Soo Saarayo Masjid ku Dumay Waxaa daqiiqado ka hor dumay Masjid ku yaalla xaafadda Garasbaaley ee Dagmada Hodon, ilaa 100 ka mid ah dadkii dhisayey ayaa goobta joogay Dad Goobjoogayaal ah ayaa Goobjoog News u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hogaamiyaha Ugu Waqtiga Dheer Afrika Oo Doonaya Muddo Kale Madaxweynaha Equatorial Guinea Mr.Teodoro Obiang Nguema Mbasogo ayaa la sheegayaa in uu ku guuleysan doono natiijada doorashada dalkaasi ee Axaddii iyo in uu sii ahaan doono Madaxweyne 7 sano ee…
3 daqiiqo Sheeko:War Shirkii Baarlamaanka oo si Weyn looga Dooday Wax ka Bedalka Qodobka 10aad ee Sharciga Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga dooday wax ka dedalka Qodobka 10-aad ee sharciga guddiga mdaxa banaan ee xuduudaha iyo Federaalka. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxa Isku tagga Ururadda Shaqaalaha Soomaaliyeed Oo La Doortay Waxaa Maanta Muqdisho mar kale dib loogu doortay Maxamed Cusmaan in uu noqdo guddoomiyaha isutagga shaqaalaha Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Isku tagga Ururadda Shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa sheegay doorashada kadib inuu waxbadan ka…