2 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Joojiyay Dhamaan Safaradii Xubnaha ee Dibadda Kuna Dhawaaqay Ineysan Aqoonsaneyn Wax Fasax Ah Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta u sheegay xubnaha Baarlamaanka ineysan jiri doonin safarro dibadda ah, maanta wixii ka dambeeyana aaney aqoonsaneyn wax fasax ah, mudanihii iman waayana tallaabo tii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga Oo Sheegay In Dastuurka Soo Socda ee Dalkaasi Laga Gudbi Doona Calmaanidda iyo Mucaaradka Oo Dhaleeceeyay Ismaaciil Kahramaan oo ah ra’iisul baarlamaanka dalka Turkiga ayaa sheegay In Dastuurka Soo Socda ee Dalkaasi Laga Gudbi Doona Calmaanidda, oo lagu dhaqmi doono diinta islaamka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adaha Amaanka Oo Sheegay In Ay Qabteen Hogaamiye Ka Tirsan Al-shabaab Hey’adda sirdoonka Soomaaliya NISA ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qabtay hogaamiye ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka gobolka Banaadir Cabdifitaax Xalane ayaa sheegay in Maxamed Siyaad Fanax oo ka tirsan Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo Maanta Dood Adag ka Yeeshay Hinidise Sharciyeedka Axsaabta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka dooday hindise sharciyeedka Axsaabta Qaranka. Kalanka ayaa ahaa kalfadhiga 8aad kulankiisa 4aad, waxaana shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Itoobiya iyo Galmudug Oo Ka Wada Haldaya Dagaal Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Xadka Soomaaliya iyo Itoobiya Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa ka socday deegaanno ku dhaw xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya dagaallo khasaare badan geystay, dagaal oo ay ku dhinteen in ka badan 20 qof, kuna dhaawacmeen…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Mowjadaha Mobilka oo Saameyn Ku Leh Qanjirrada, Cayilka iyo Baahida Badan Dr. Axmed Sabri oo ah Dhakhtar Carab ah ayaa sheegayn in Muujadaha ay soo saaraan Mobillada ay waxyeello u geystaan Qanjirka cunaha taas oo keeneysa in Hormoonada qaar dhibaato soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug oo Xilka Ka Qaaday Wasiirka Qorsheynta Iyadoo Lagu Eedeeyay Imaashiyo La’aanta Goobta Shaqada Iyo Amar Diido. Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa maanta xilka ka qaaday Wasiirka Qorhseynta iyo iskaashiga caalamiga ee Galmudug Mudane Maxamed Cilmi Afrax. Wasiirka waxaa lagu eedeeyay imaashiyo la’aanta goobta shaqada, ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Deegaanka Miircowleed Ee Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan uu ka soconayo deegaanka Miircowleed, iyadoo khasaare lasoo sheegayo. Wararku waxay sheegayaan in dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Carruur Ah Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Cabudwaaq 3 Caruur ah oo xoolo la jiray ayaa la dhaawac culus soo gaaray kadib markii ay gargaraaceen gumaca Madaafiicda, iyagoo xiligaas ku ciyaarayey Dhacdadan ayaa ka dhacday deegaan lagu magacaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Ay Dileen Qof Wax Dilay Ciidama Amaanka gobolka Baanaadir ayaa sheegay in dileen hal qof iyagoo qabtay labo kale kuwaa oo ahaa dad dil ka geystay degmada Boondheere ee Muqdisho. Maamulka gobolka oo Goobjoog News…