1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Qiratay In Ay Rayid Ku Dishay Deegaanka Buulomareer AMISOM ayaa war Saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in aad uga xun tahay dad rayid ah oo ciidamadeeda ku dileen deegaanka Buulomareeb ee shabeelaha hoose. AMISOM waxsaxaafadeedkeeda waxaa ay…
3 daqiiqo Sheeko:War Saciid Cabdulahi Maxamed Oo Sheegay In Uu Yahay Murashax Madaxtinimada Soomaaliya 2016-ka Saciid Cabdulahi Maxamed oo maanta wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News daqiiqado kadib markii uu ku dhawaaqay murashaxnimadiisa doorashada madaxtinnimo ee 2016-ka ayaa si cad u sheegay in uu yahay…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo Ansixiyay Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka ee Soomaaliya iyo Turkiga Baarlamaanka federaalka Soomaliya ayaa maanta shir uu ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdsho ku ansixiyay Heshiiska iskaashiga Caafimaadka ee Soomaaliya iyo Turkiga. Xubnaha baarlamaanka oo yeeshay kalfadhiga 8-aad kulankiisii 1aad ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji iPhone oo soo saartay todobaadkan ilaa 9 adeeg oo cusub Adeegyadan oo ka mid ah waxyaabaha ay jecelyihiin dhalinyarada ayaa in badan soo jiitay dadka adeegsada Mobillada loo yaqaano iPhone. Adeeggan waxaa heli doona dadka adeegsada: Apple iPhone 6s, Apple…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Cabdirashid iyo Wasiirka arrimaha dibadda Algeria Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal Ra’isul Wasaaraha dalka Cumar Cabdirashid ayaa jimcihii Istanbul kula kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Istanbul Ramtane Lamamra . Xiriirka labada dal iyo arrimo la xiriira siyaasadda ay xiligan mareyso Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo 5.3 Millione oo Xoolo Ah Dhoofisay 2015 Warbixin ay Khamiistii soo saartay FOA waxaa ay sheegtay in Soomaaliya dhoofisay xoolo ilaa 5.3 Millione taas oo kor u qaaday 6% Warbixinta waxaa lagu sheegay in Xoolaha la dhiifiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Digtay In Dad Matalaya Maamulkooda Ay Ka Qeyb Galaan Doorashada Soomaaliya ee 2016-ka Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in ay jiraan qodobo lagu soo farageliyay madaxbanaanida Somaliland oo ku jiray qodobadii ka soo baxay shirka madasha wadatashiga qaran ee Muqdisho. Cusmaan Cabadulahi Saxardiid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Dowladood oo ka Tirsan Ururka Iskaashiga Islaamka oo Maanta Shir Uga Furmay Magaalada Istanbul Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu magaalada Istanbul ku marti geliyay madaxweyneyaal iyo madax ka kala socda 30 dowladood oo ka tirsan ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 93 Police Ah Oo Lagu Tababaray Wax Ka Badaliida Arrimaha Amaanka Ciidmadaan Tababaka maanta loo soo xiray ayaa tiradooda waxa ay gaarsiiya 93 askari oo Booliis ah kuwaa in mudo ah uu tababar ugu socday Xerada Akeddmiyada general Kaahiye ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Save to Facebook waa adeeg ay soo kordhisay shirkadda Facebook Facebook waxaa ay maalin walba soo kordhisaa adeegyo cusub, Save to Facebook waa adeeg kale oo awood kuu siinaya in aad keydiso bogga aad xiiseyneyso si aad u akhriso xiliga…