6 daqiiqo Sheeko:Dalka Inta aanuu Dhamaan Waqtiga ‘Ban Ki-moon’, Baro 8-da Musharrax ee u Taagan Qabashada Jagada Xoghayaha Guud Ee QM Sideed musharrax ayaa waxaa su’aalo lagu waydiiyay xarunta Qaramada midoobay 12-kii bishan April 2016, si loogu dhawaaqo iney u taagan yihiin qabashada xilka xoghayaha guud ee QM, inta aaney dhamaan mudada xoghayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Israsaaseyn Ka Dhacday Agagaarka Airportiga Cadaado Israsaaseyn ayaa goordhaw ka dhacday bar Control oo ku taalla garoonka diyaaradaha Cadaado ee Galgaduud. Warar horudhac ah ayaa sheegaya in koox hubeysan ay soo weerareen bar Control oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Odoyaasha Dhaqanka oo Ku Mashquulsan Xulista Ergada Shirka Waxaa maalintii labaad galay shirka Jowhar oo talaadadii dib looga furay halkaas, waxaana socda shirar gaar gaar ah oo la sheegay in lagu xulayo ergada labada gobol uga qeyb galeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Jowhar Dib Uga Furay Shirka Maamul U Sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Odowaa ayaa galabta Jowhar dib uga furay shirka Maamu U Sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Wasiirka oo horkacaya wafdi wasiirro iyo xildhibaanno federaalka…
3 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan “Caalamku Waxa uu Ku Qancay in Soomaaliya ay ka Jirto Dowlad Mas’uul ah” Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad Dastuuri ah u jeediyay xubnaha baaralmaanka federaalka oo u furmayay kalfadhigaa sideedaad ee baarlamaanka ayaa ka hadlay arrimo badan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh oo Sheegay in Madasha Looga Hadli Doono Nidaamka Doorasho, Arrimaha Nabad Galyada iyo Dastuurka Madaxweynaha federaalka ayaa maanta ka hadlay furitaanka shirka madasha qaran ee looga arrinsanayo nidaamka doorasho ee 2016-ka. Shirkan waxaa goobjoog ka ahaa sidoo kale ra’isul wasaaraha dalka Cumar Cabdirashid iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Beenisay in Ay Ka Baxday Aden Yabaale Afhayeenka AMISOM Lt Col Joe Kibet oo Goobjoog News la hadlay ayaa beeniyay in ay AMISOM ka baxday Aden Yabaale, isagoo intaa raaciyay in jimcihii ay qabsadeen magaalada welina ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar Oo Culeys Diblomaasiyadeed La Saaray Kadib Dilka Cilmi Baare Taliyaani ah Xiriirka Diblumaasiyadeed ee dowladaha Masar iyo Talyaaniga ayaa maalmihii ugu dambeeyay aad u sii xumaanayay, ka dib dilkii cilmi baarihii Talyaaniga ee Giulio Regeni, kaas oo meydkiisa oo jirdil xoogani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 102 qof oo Ku Dhintay Qarax ka dhacay Hindiya Ugu yaraan 102 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhashay Baaruud oo qabsaday Macbad Hindi ah, in ka badan 200 ayaa sidoo kale ku dhaawacantay. Machabdka uu dabka ka kacay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Caafimaadka oo Dunida Laga Xusay iyo Cudurka Macaanka(diabetes) Oo Laga Deyriyay Maanta waxaa dunida laga xusay maalinta caafimaadka aduunka, waxaana sanadkan cinwaan looga dhigay cudurka Sokorowga oo ka mid ah cudurrada ugu qatarsan dunida. Cudurkan dilaaga ah ee sonkorta sanadkii 2008-dii…