1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dad Daadad Ugu Dhintay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka AWDAL . Ugu yaraan 7 ruux oo ay ku jiraa caruur iyo dad waayeel ah ayaa ku dhintay roobab xooggan oo ka da’ay magaalada Dila ee gobolka Awdal, deegaankani Dila ayaa qiyaastii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo La Wareegay Aden Yabaal Ciidamo ka tirsan dowladda oo gacan ka helaya AMISOM ayaa maanta gacanta ku dhigay degmada Aden yabaal ee gobolka Shabeelladaha dhexe. Guddoomiyaha degmada Aden yabaal Maxamud Sheekh Xasan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook oo Keentay Adeeg Indhoolayaasha u Suuragelinaya in ay Sawirada Daawadaan Dunidan maalin walbo waxaa soo baxaya Tecknolijiyadda cusub oo dadka u suurogalinaya in ay la socdaan is badalka aduunka, waxaa maalin walbo xitaa la keenaa adeeg kaalmeynaya dadka leh baahida…
2 daqiiqo Sheeko:War Beelaha laga tirada badan yahay oo ka Cabanaya Guddiga Arrimaha Gudaha ee Baarlamaanka Somaliland Liibaan Ismaaciil Maxamuud oo kamid ah aqoonyahanka beelaha laga tirada badan yahay, isla markaana xubin ka ah guddiga xuquuqul insaanka Somaliland ayaa guddiga arrimaha gudaha iyo nabadgalyada baarlamaanka Somaaliland uga…
10 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii March 2016 Waa mar kale iyo qormadii ay ku soo bandhigi jirnay dilalka iyo dhibaatooyinka ay Saxaafadda tabiso ee Soomaaliya ka dhaca, Sida ku cad tirakoobka aan sameyney illaa 576 qof ayaa siyaabo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 14 Jaamacadood oo Lagu Bilaabi Doono Nidaam Internet oo Ay Maalgelin Doonaan Baanka Aduunka iyo BBIAF (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay kulanka Maalgashiga qadka Internetka kaas oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Boostada, Baanka Aduunka iyo BBIAF Waxaa ka qaybagalay kulankaas Maamul Goboleedyadda Dalka waxaana muhiimadda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland Heshiiskan oo ay Goobjoog News heshay nuqul ka mid ah waxaa ku qoran ilaa 10 qodob oo ay ku heshiiyeen dowladda federaalka iyo maamul goboleedka Puntland kadib wada hadal socday March…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Daraasad: Qofka waa in uu la qabsado Isbadallada agtiisa ka dhacaya Culimada daraasaddan sameeyay waxaa ay ogaadeen in qofka aan naftiisa iyo shaqadiisa is badal ku sameyn isla markaana aan la qabsan isbadallada hareerahiisa ka dhacaya in uu Qatar ku yahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM iyo Ciidamada Dowladda oo Ku Siqaya Jannaale iyo Shacabka oo Qax Bilaabay Ciidamada AMISOM iyo dowladda federaalka ayaa ku siqaya magaalada Jannaale ee shabeelada hoose, labo bilood kadib markii ay horay AMISOM magaalada uga baxday. Mid ka mid ciidamada dowladda oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adaha Gargaarka: USD 105 Million Ayaa Loo Baahan yahay Si Loo Badbaadiyo Dadka Abaaraha Saameeyeen Hay’adaha gaargaarka Soomaaliya ayaa Nairobi ka sheegay in loo baahan yahay illaa USD 105 million si loo taageero dadka aabaraha saameeyeen ee ku nool gobollada waqooyi ee dalka sida Puntland…