1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga oo Cabdiweli Gaas Kala Hadlaya Xiriirka Puntland iyo Dowladda Federaalka ah. Wafti safiirro ah oo ka socda Turkiga ayaa galabtii arabacada gaaray Garoowe iyagoo xalay ilaa maanta wada hadallo aan kala go’ laheyn la leh maamulka Puntland. Watdiga Turkiga ee Garoowe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaasyo Xafiiska QM ee Soomaaliya Ka Codasay in La Dhexdhexaadiyo Iyaga iyo Dowladda, Kana Digay In Shirka La Sii Wado Sida ku cad warqad ay heshay Goobjoog News Ugaasyada kala ah: Xasan Ugaas Khalif, Cali Ugaas Xasan iyo Cali Ugaas Muxumed Shafeec oo ka mid ah Ugaasyada Hiiraan ayaa warqad ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Abaaraha Dalka Oo Soo Bandhigay Halka Loogu Hagaajin Karo Lacagaha Taburrucaadda Ah Guddoomiyaha Guddiga Samafalka iyo Horumarinta Soomaaliya Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah guddi shaqadiisu tahay gurmadka abaaraha ayaa Goobjoog News soo gaarsiiyay Accountiyada ay dadka lacagaha dhigi karaan Guddiga waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Lugu Soo Daray Liiska Dalalka Ugu Militariga Xoogan Dunida Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa Liiska 126 Dal ee ugu Ciidanka iyo xoogaga badan Aduunka iyo sida ay u kala horeeyaan, Liiskan waxaa soo saartay Global Firepower. Waxaa xusid mudan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Heshiis La Gaartay Odoyaasha Dhaqanka ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Waxaa goordhaw heshiis ku gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan dowladda Soomaaliya iyo Odoyaasha Dhaqanka ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Qodobada Lagu Heshiisyay waxaa ka mid ah: In shirka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Wargeyska The Independent oo Maanta Qaab Online ah Ku Soo Baxaya Wargeyska Afka dheer ee The Independent ayaa maanta ku soo baxaya qaab Online ah oo keliya, tilaabadan ayaa imaaneysa kadib markii sabtidii uu soo baxay nuqulkii ugu dambeeyay ee wargeyska…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Jeesow “Madaxweynuhu Odoyaasha Dhaqanka Ayuu Taladii Dib Ugu Celiyay iyagaan Ka Sugeynaa Iney Meel inoo Jiheeyaan” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha gudaha ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Shacab Dhigay Dibad Bax Ka Dhan ah Monitoring Group(Sawirro) Boqolaal dad ah ayaa isusoo bax looga soo horjeedo Monitoring Group ka sameeyay Daljirka daahsoon ee bartamaha magaalada Muqdisho. Odayaal, Ganacsato, dhalinyaro, haween iyo dadweyne badan ayaa ku dhawaaqayey erayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baladweyn u Tagay Arrimo La Xiriira Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi la soda ayaa goordhaw gaaray magaalada Baladweyn xarunta gobolka Hiiraan. Xasan Sheekh waxaa safarkiisa ku wehlinaya Wasiiro ka tirsan federaanka sida Amniga, Petroolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururrada Midowga Yurub iyo FAO Oo Sii Wadi Doona Taagerada Abuurka ee Beeraleyda Soomaalida Midowga Yurub, dowladda federaalka iyo hey’adda FAO ayaa ku heshiiyay maanta barnaamij cusub oo hey’adahaas ay ku joogteeyaan taageerada ay siiyaan beeraleyda Soomaaliya. Richard Trenchard oo ah wakiilka FAO ee…