1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho Ugu yaraan 5 ruux ayaa ku dhintay qarax miino oo maanta ka dhacay agagaarka deegaanka Carbiska ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxani ayaa lala eegtay ciidamo saarnaa baabuur Cabdi Bile ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska gobalka Banaadir ayaa amray in la dhiso dhammaan dhismayaashii ku burburay qaraxyadii ugu dambeeyay ee Muqdisho. Jeneraal Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa sheegay in wasaaradda warfaafinta looga baahan yahay inay dib u dhisto dhismayaal ka tirsan Fiyooraha oo ku burburay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Iskaashatada Gaadiidka oo La Dhagax Dhigay iyo Guddoomiyaha Gobolka oo Balan Qaaaday Dhismayaasha Goobaha Burbursan Guddoomiyaha gobalka Banaadir ayaa maanta dhagax dhigay xarunta Iskaashatada gaadiidka oo dhammaanteed ku burburtay qaraxii hotelka SYL. Guddoomiyaha gobalka Banaadir Yuusuf Jimcaale, ku xigeennadiisa iyo guddiga iskaashatada gaadiidka gobalka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo La Wareegtay Gacan ku Heynta Deegaanka Garacad Ciidamada Puntland ayaa saaka lagu soo warramayaa inay ku sugan yihiin deegaanka Garacad ee gobalka Mudug halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ay ka maqnayd gacantooda. Wararka ka imaanaya Garacad ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdirashiid “Abaartii Ugu Darneyd Muddo 40 sanno ah ayaa Ku Dhufatay Degaannada Sool, Sanaag iyo Togdheer” Xildhibaan Cabdirashiid C/llaahi Maxamed oo ka tirsan Xildhibaanadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in deegaanada Sool, Sanaag iyo Togdheer ay ku dhufatay abaartii ugu darneyd muddo 40 sanno ah. Xildhibaa Cabdirashiid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Bartamaha Berlin Booliiska dalka Jarmalka ayaa sheegay in uu gaari ku qarxay bartamaha magaalada Berlin waxyar ka hor. Hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu qaraxaasi ku dhintay iyadoo uu burburay gaarigii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Myanmar oo Madaxweyne u Doortay Htin Kyaw Baarlamaanka Dalka Myanmar ayaa doortay Htin Kyaw, waa 50 sano kadib uu dalka Myanmar madax ka noqdo qof aan Militari aheyn, waxaana lagu tilmaamay mid taariikhi ah. Htin Kyaw waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo Soomaaliya Ka Fulinaya 9 Mashruuc oo lagu Taageerayo Bulshada Rayidka iyo Xuquuqul Insaanka Midowga Yurub, Wasaaradda Qorsheynta iyo Beesha Caalamka ayaa isniintii daahfuray mashaariic 9 ah oo lagu Taageerayo Bulshada Rayidka iyo Xuquuqul Insaanka. Mashruucan oo qeyb ka ah Hiigsiga 2016-ka, waxaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka Tirsan Galmudug: Haddii Dadka iyo Dalka Wax loo Qaban waayo, Waa in Cid kale oo Wax Qaban karta la keeno Xildhibaan Dr.Max’ed Cabdullaahi Cali oo ka mid ah xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug oo la hadlayay Goobjoog News ayaa sheegay in xildhibaanada barlamaanka Galmudug ay bilaabeen la xisaabtanka hay’adda maamulka taas…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta Ansixiyay Xeer hoosaadka Golaha Baarlamaanka Konfur galbeed oo maanta shir ku yeeshay xaruntiisa magaalada Baydhabo ayaa xeer hoosaadkii baarlamaanka ku ansixiyay cod aqlabiyad leh. Fadhiga baarlamaanka ayaa waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Cabduqaadir Shariif,…