1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Somaliland oo ugu Baaqay Shacabka Iney Qaataan Kaarka Diiwaan Gelinta Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ah guddoomiyaha guddiga arrimaha bulshada baarlamaanka Soomaaliland oo kula hadlay saxaafadda magaalada Hargeysa ayaa ku dhiirri galiyay dadweynaha iney isugu soo baxaan diiwaan gelinta doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Viras Cusub oo Dokumentiyada Cunaya, isla Markaana Dalbanaya Madax Furasho Maalmihii la soo dhaafay waxaa soo baxay weeraro loo geysanayo Emailada iyo Dokumentiyada, kooxdan markii ay la wareegaan Filashada waxaa ay codsanayaan Madax furasho. Weerarka waxaa lagu qaaday Computero ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amaanka oo soo Saaray Qaraar Looga Hortagayo Kufsiga ay ku Kacaan Ciidamada Nabad Ilaalinta Golaha amaanka ayaa jimcihii soo saaray qaraar looga hortagayo kufsiga sii kordhaya ee ay ku kacaan ciidamada nabad ilaalinta qaramada Midoobay. Ciidamada nabad ilaalinta qaramada Midoobay ayaa lagu eedeeyay in…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta oo Loo doortay Qoys Taariikh Ku Leh Dalka Soomaaliya Axmed Abuu Geyd oo 74 jir ah, horeyna u soo noqday wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa Khamiistii loo doortay xogheyaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta, Abuu Geyd xaaskiisa Leyla waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil “Ololaha Siyaasadeed ee 2016 Qof kasta Walwalkeedu Wuu Hayaa” Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay xilliga kooban ee u harsan iyo waxa ay qaban karaan ayaa ka dhawaajiyay in uu jiro…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaalad Darro Laga Sheeganayo Xabsiyada iyo Garsoorka Muqdisho Cadaaladdu waa udub dhexaadka dal walba oo jira , waana tan keenta in dadku ay jeclaadaan Dowladnimada . Dowlad wanaagga la sheego waa in ay leedahay sifooyinka kala ah ,…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ku Eedeeyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha in ay La Wareegtay Kaalintii Dhaqanka ee Shirka Jowhar Xildhibaan Maxamed Maxamuud Goodir oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay kulamo xasaasi ah oo ka socda magaalada Baladweyne loogana arrinsanayo…
3 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Arrimaha dibadda ee Baarlamanka Soomaaliya oo Soo Saaray 6 qodob oo ay ku Baaqeen in dowladda Wax Ka Qabato Guddigga arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed qodobbo ah oo ay ku baaqeen in dowaldda Soomaaliya ay wax qabato. Guddiga ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wasiirka Arrimaha Gudaha: Shirka Jowhar Waa Socdaa Ee Ha Ku Mashquulina Warar Kale Waxaa isniintii magaalada Baladweyn lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen 8 Ugaas, iyagoo dhamaadka shirkaas saxaafadda u sheegay in ay ka soo horjeedaan shirka Jowhar, isla markaana uu burburay. Dhinaca kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo Xarun Cusub Ku Shaqo Bilaabeysa Ra’isul Wasaraha Soomaliya Cumar Cabdirashaid Sharma arke ayaa xarun cusub u furay Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA. Xaflad aad loo soo qabanqaabiyay furitaanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiirka warfaafinta…