1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin Qaraxaii Garoonka Diyaaradaha Baladweyn Qaraxa oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Baladweyn ayaa la sheegayaa in ay ku dhawacmeen ilaa 6 qof oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib. Qaraxa ayaa dhacay kadib markii la adeegsaday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Turaabi Oo Lagu Aasay Khartuum-Taariikhdiisa Waxaa maanta Khartuum lagu aasay hogaamiyihii xarakada Ikhwaanka Suudaan Xasan Al Turaabi oo sabtidii wadnaha istaagay isagoo da’diisa ay aheyd 84 jir. In ka badan 3 kun ayaa ka soo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood: Dastuurka Cusub Oo Ogolaanaya Madaxweyne Labo Baasaboor Leh Sabtidii waxaa la soo xiray kalfadhigii 7-aad ee baarlamaanka federaalka, waxaa la sheegay in la dhameystirayo cutubyada dhiman sida 5, 6, 7, 8 iyo 15-naad, kadibna guddiga dib u eegista…
1 daqiiqo Sheeko:War Kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka Federaalka oo Maanta La Soo Xirayo Xubnaha xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa uga furmay xarunta baarlamaanka ee magaalada Muqdisho kulankii ugu dambeeyay ee kalfadhiga 7aad, iyadoo la filayo in xubnaha baarlamaanka uu kala soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: 172 Milyan oo Dollar oo Kaalmo ah ayuu Soomaaliya Gaarsiiyay 5-tii sano ee La soo dhaafay Kaalmada dalka Turkiga ee Soomaaliya ee 5-tii sano ee la soo dhaafay waxaa ay gaartay ilaa 500 Milyan Lira ama 172 Milyan oo dollar Mareykanka ah. Warbixin oo ay qortay…
1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha NISA Oo Su’aalo Lagu Weydiinayo Xarunta Baarlamaanka Federaalka Xarunta baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxaa goordhaw ka furmay kalfadhii 7aad kulankiisii 41aad iyadoo u shir guddoominayo kulanka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xubnaha golaha shacabka Soomaaliya ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno ka Tirsan Galmudug oo Dagaalka Dhuusamareeb ku eedeeyay Galmudug & Xubno ka Mid ah Baarlamaanka Federaalka Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa dagaalka halkaas ka dhacay ku eedeeyay Galmudug iyo xildhibanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka, iyagoo farta ku fiiqay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga oo Howlo Nabadeed u Tagay Kismaayo. Wafdigani oo uu hoggaaminayo wasiirka difaaca Somalia Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini waxaa qeyb ka ah siyaasiyiin, xildhibaanno baarlamaanka dowladda ka tirsan iyo xubno kale oo horay xilal kaga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Miino oo Ka Dhacay Kismaayo Qaraxyo miino ah oo sababay khasaare ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland ee Kismaayo. Qaraxyadani ayaa ka dhacay goob la yiraahdo Baar Caleen oo duleedka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu Sunna oo Dowladda Ku Eedeeysay Dagaalka Dhuusamareeb Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegay in dagaalladii Dhuusamareeb ay masuul ka tahay dowladda federaalka Soomaaliya Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ahlu Sunna Saadaq Sheekh Yuusuf oo shir jaraa’id ku qabtay…