2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saxafiga Xasan Xanafi oo Dil Toogashada ah Lagu Xukumay Maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ee dalka ayaa maanta saxafiga Xasan Xanafi Xaaji Cabdisalaan oo 28 jir ku xukuntay dil toogasho ah. Maxkamadda ayaa sheegtay in Saxafigan lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Bill Gates waa ninka ugu Qanisan Aduunka Waxaa talaadadii Forbes ay soo saareen liiska dadka ugu taajirsan aduunka, waxaana kaalinta koobaab ku jira ninka iska leh shirkadda Microsoft ee lagu magacaabo Bill Gates. Bill Gates waxaa sanadkii…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Waalidiinta Uga Digay Iney Ubadkooda U soo Diraan Beerta Nabadda Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka federaalka oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ugu baaqay waalidiinta Soomaaliyeed in ay caruurtooda ka ilaaliyaan goobaha dadku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ay Ka Dhaceyso Doorashooyinka Hordhaca ah ee Loo yaqaano Super Tuesday. Dalka Mareykanka waxaa maanta ka dhacaya doorashada loo yaqaano super Tuesday, Murashaxiinta xisbigooda u matali doona doorashada sanadkan ayey dadka Mareykanka dooranayaan maanta iyo maalmaha soo socota. Maanta oo dalka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Federaalka oo Tallaabooyin Adag ka Qaadi Doona Taliyeyaasha Booliska iyo sirdoonka Qaranka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kalfadhigii 7aad kulankiisii 39aad, iyadoo xubnaha baarlamaanku maanta ay gaarayeen illaa 145 xubnood, waxaana shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka 2aad ee baarlamaanka Mahad…
3 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka oo ku Tilmaamay Sharciga la Dagaallanka Argagixisada Mid aan la jaanqaadi Karin Soomaaliya Wasiirka ammaanka Cabdirisaaq Cumar Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho Axaddii lasoo dhaafay ayaa xubnaha baarlamaanka ka codsaday iney ansixiyaan sharciga la dagaallanka argagixisada isagoo xusay in sharcigaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Heer Wasiir Ah Oo Looga Hortagayo Cudurada Oo Labo Maalin Ka Socda Adis Ababa Wasiirada maaliyadda iyo caafimaadka ee Afrika ayaa arbacdii iyo khamiista waxaa ay ku shirsan yihiin Adis Ababa si ay uga hadlaan ka hortagga cudurada ee Qaaradda Afrika. Wasiirada ayaa dadaal…
15 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War Murtiyeedka Shirka Hiigsiga ee Istanbul oo Dhameystiran Waxaa magaalada Istanbul galabta lagu soo gabagabeeyay shirka New Deal-ka oo halkaas ka socday February 23-24, waxaa shirka ka qeybgalay madaxda 54 dal iyo 11 urur. Goobjoog News ayaa heshay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga ee Soomaaliya iyo Masar oo Kulan Taariikhi ah Yeeshay, Kana Hadlay Arrimaha Gobolka Waxaa daqiiqado ka hor magaalada Qaahira ku kulmay Taliyaha ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmad iyo dhigiisa dalka Masar Lieutenant General Maxamud Xijaasi. Kulanka ayaa yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Soomaaliya waxay Tusaale Fiican u Tahay Xiriirka Turkigu Doonayo In Uu La Yeesho Qaaradda Africa Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Soomaaliya ay tusaale fiican u tahay xiriirka uu Turkigu doonayo inuu la yeesho dalalka Africa. Erdogan ayaa xusay in Soomaaliya ay…