3 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbadaha Madaxda Ka Qeyb Gashay Shirka Istanbul iyo Hadalladii ay Wakiilada Ka Yiraaheen Waxaa socda Khudbadaha maalintii labaad ee shirka Hiigsiga Istanbul, waxaa goobta ka hadlay wasiiro badan oo ay ku jiraan wasiirka qorsheynta qaranka Cabdiraxman Ceynte iyo wasiirka maaliyadda Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti”.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendaha Maanta ee Shirka Istanbul iyo Qaabka Looga Hadlayo Arrimaha Farsamo Maanta waxaa lagu wadaa in Istanbul lagu soo gabagabeeyo shirka Hiigsiga 2016-ka, waa shirkii 3-aad oo heer wasiiro ah, waana kii 6-aad oo looga hadlo waxa loo yaqaano New Deal-ka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh oo Sheegay in Soomaaliya Noqon Doonto Meel Dhaqaalo Fiican Oo Loo Soo Dalxiis Tago. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, Turkiga Erdogan iyo ku xigeenka xogeyaha guud ee qaramada midoobey Jan Eliasson ayaa shir jaraa’id goor dhaw ku qabtay Istanbul. Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa si fiican…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Erdogan oo Amaanay Horumarka Dalka, Kuna Booriyay Beesha Caalamka Garab Istaagga Soomaaliya Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka madasha Istanbul ee Hiigsiga 2016-ka. Madaxweynaha Turkiga waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay ku tilaabsatay tillaabooyin hor u mar leh…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobada Khudbaddii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Furitaanka Shirka Istanbul Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka hadlay shirka Hiigsiga ee Istanbul isagoo soo qaatay arrimo badan oo ay ku jiraan ilaa 5 caqabad uu sheegay in ay hor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Tukigu Waxa uu sii Wadi Doonaa Taageerada Soomaaliya si Shacabku u Helo Ammaan iyo Nabad Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay dhinacyo farabadan oo taabanaya arrimaha dibadda dalka Turkiga. Waxa uu ka hadlay dagaalada ka socda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga “Maalgashiga Turkiga ee Soomaaliya waxa uu gaarayaa $100 milyan” Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga “Lütfi Elvan”, ayaa Isniintii shalay sheegay, in maalgashiga Turkiga ee Soomaaliya uu gaarayo illaa 100 milyan oo dollar, dhamaadkii sanadkii hore ee 2015. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendaha Shirka New Deal-ka Soomaalida ee Istanbul Waxaa Maanta ka furmaya Istanbul shirka Ministerial High-Level Partnership Forum, waa maalin dheer oo lagu wadao in ay dhacaan kulamo aad u xiiso badan. Goobjoog News ayaa heshay Ajendaha iyo barnaamijka…
2 daqiiqo Sheeko:War Faah faahin ka soo Baxaysa kulan 100 xildhibaan iyo Madaxweyne Xasan ku dhex maray Villa Hargeysa Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa 21 bishan kulan ku yeeshay xafiiska guddoomiyaha baarlaamaanka ee Villa hargeysa. Kulankan oo ahaa codsi ka yimid xildhibaanadda iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed oo Ka Warbixiyay Shir Looga Hadlay Maalgeshiga oo Ka Dhacay Istanbul Gudoomiyaha rugta ganacsiga Iyo warshadaha Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdi Cali’ Gabeyre’ oo ku sugan Istanbul ayaa wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News. Maxamuud Cabdi Gabeyre ayaa sheegay in galabta uu…