3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Barbar Socda Shirka Hiigsiga ee Istanbul Shirka Heer Wasiir ee Madasha iskaashiga Istanbul ee February 23-24-ka ka dhici doona Istanbul waxaa barbar socda shirar kale oo looga hadlayo arrimaha Maalgeshiga iyo Ganacsiga iyo kulan kale oo looga hadlayo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa dhacaya haddii dadka Maatada ah ay Soo dhex galaan Dagaal aan Khuseyn? Waa filim Ingiriis ah oo uu ka soo dhex muuqanayo Jilaa Soomaaliyeed , waana mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee la filayo xagaaga soo aaddan, waa filim siyaasadeed…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo war Murtiyeed ka soo saartay Arrimaha wax ka Bedelka Dastuurka KMG War murtiyeed ka soo baxay xafiiska afhayeenka madaxtooyada Puntland ayaa lagu dhaliilay wadada loo maray wax ka bedelka dastuurka oo lagu tilmaamay mid ay dowladda iyo baarlamaanku ay ku hareer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Afka Hooyo oo Dunida Laga Xusay Maanta waxaa dunida looga dabaal degayaa Maalinta Afka Hooyo, waxaa hal ku dheg looga dhigay sanadka sinaanta xagga waxbarshada iyo luqadaha ay u sinaadaan gabdhaha iyo wiilasha iyo in carruurta…
2 daqiiqo Sheeko:War Maalinta Afka Hooyo oo Caalamka Laga Xusayo Maanta waxaa dunida looga dabaal degayaa Maalinta Afka Hooyo, waxaa hal ku dheg looga dhigay sanadka sinaanta xagga waxbarshada iyo luqadaha ay u sinaadaan gabdhaha iyo wiilasha iyo in caruurta…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Hiigsiga Cusub Ee Soomaaliya Iyo Heerarka Uu Soo Maray Maalmaha 23-24 February 2016-ka waxaa magaalada İstanbul martigelin doontaa shirkii 3-aad ee Ministerial HLPF, shirkan ayaa daba socda laba shir oo noocaan ah oo ka kala dhacay Copenhagen November 2014…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Mareykanka Oo Lix Qof Toogasho Lagu Dilay Sida ay xaqiijiyeen warbaahinta gudaha dalka Mareykanka maanta oo axad ah, ugu yaraan waxaa geeriyootay Lix qof kadib markii rasaas lagu furay goob ku taalla Degaanka Kalamazoo ee gobolka Michigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hillary Clinton iyo Trump Oo Guulo Gaaray & Jeb Bush Oo KaHaray Tartanka Doorashada Xisbiga Jamhuuriga Dalka Mareykanka waxaa ka socda doorashidii hordhaca ahayd ee xisbi kastaa uu ku xulanayay cidda u matalaysa doorashada guud ee dalka Mareykanka. Dhanka xisbiga Jamhuuriga ayaa waxaa guul ka gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha oo Xabsi Cusub dhagax dhigay Sanad guurada 46-aad ee ciidamada Asluubta Xaflad ay ka soo qeybgaleen labada gole ee dowladda, saraakiisha ciidamada ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho, xafladda waxaa lagu maamuusay 46 sano guuradii ka soo wareegatay aasaaska ciidanka asluubta Soomalaiyeed…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno ka Qeyb galay xaflad loo Qabtay 28 guuradii ka soo wareegtay dhismaha Jamciyadda dadka aragga La’ ee Soomaaliyeed Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho taas oo ahayd munaasabad lagu xusayay 28 guuradii ka soo wareegtay dhismaha Jamciyadda Dadka aragga la’…