3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Carwooyin Loogu magac daray Waddamo iyo Magaalooyin Shisheeye Magaalada Muqdisho Marka aad ku dhax socotid Waxad arkeysaa goobo ganacsi oo isugu jira carwooyin dharka lagu iibiyo iyo Goobo laga cunteeyo kuwaasi oo wata magacyo magaaloyin iyo waddamada shisheeye.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka dhacay Kampala oo Khasaare Geystay Dad goobjooyaal ayaa sheegay in arbacii rag aan heybtooda la garanereen ay waxyaabaha qarxa ku tuureen goob lagu ciyaaro oo ku taalla magaalada kampala. Qaraxan oo ka dhacay Mengo oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulan Looga Arrinsanayay Arrimaha Dib U Eegista Dastuurka Oo Ay Muqdisho Ku Qaateen Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Dalka Kulan looga arrinsanayay howlaha dib u eegista dastuurka qaranka iyo kaalinta maamul goboleedyada dalka ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa isugu yimid Guuddoomiyayaasha baarlaamaanada maamulada dalka oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Qoraaga iyo Saxafiga Maxamed Xasanen Heykal Waxaa duhurnimadii arbacada ku geeriyooday Qaahira qoraaga weyn ee Masar Maxamed Xasan Heykal, sida uu ka dardaarmana waxaa salaadda Jinaasada lagula dukaday masjidka taariikhiga ah ee Xuseen xilliga saaladda Casir…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirada Amniga Iyo Gaashaanidhigga Oo Su’aalo Lagu Waydiiyay Xarunta Baarlamaanka & Mooshinkii Xasaanadda Oo La Gudagalay Xildhibaanada golaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kalfadhigii 7-aad kulankiisii 36-aad, waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Kulanka maanta ayaa ku saabsanaa su’aalo weydiin seddex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay wadada Laamiga ee Buulo Xuubey Gudddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf ayaa maanta dhagax dhigay wadada Laamiga Buulo Xuubey oo burbur xoogan ka muuqdo. Jidkan lacagta ku baxeysa ayaa la qorsheeyay in…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Fedraalka Oo Maanta la Hor keenay 10 Cutub oo Dastuurka wax laga badalay Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu maanta isugu yimid kalafadhiga 7aad kulankiisii gaarka ahaa ee 5-aad, iyadoo uu shir guddoominayey guddoomiye ku xigeenka kowaad Jaylaani Nuur Iikar. Baarlamaanka ayaa maanta…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga madaxa bannaan ee Federaalka iyo Xuduudaha “Wax wada shaqeyn ah nama dhax marin Puntland iyo Jubbaland” Guddiga madaxa bannaan ee Fedaraalka iyo Xuduudaha ayaa baarlamaanka hor tagay Axaddii, iyagoo warbixin ka siiyay intii ay jireen, wixii u qabsoomay, waxaan u qabsoomin, howsha ay doonayaan iney qabtaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab oo sheegatay weerarkii Diyaaradda Daallo Xarakada Al-shabaab ayaa maanta sheegtay weerarkii lala eegtay diyaaradda Daallo 2-dii bishan, qaraxan waxaa ku dhintay 1 qof, waxaana ku dhaawacmay 2 kale. Xarakada waxaa ay soo hadal qaadeen in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Ciidanka Badda Soomaaliyeed Maanta oo kale 1965, waa maalintii si rasmi ah loo aasaasay ciidanka badda Soomaaliyeed, laakiin sida aad ku arki doontaan warbixintan ciidanka badda waxaa uu jiray 15 sano ka hor…