11 daqiiqo Warbixintii “Imisaa La Diley” Ee Bisha January 2016-ka Waa Mar kale iyo qormadeenii joogtada ah ee Imisaa La Diley, taasi oo bil kasta dhamaadkeeda aan kusoo bandhigno tirada dadka la diley Soomaaliya, inta ay Goobjoog ka warheyso ama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Iyo Wasiiro Kale Oo Ka Qeybgalaya Furitaanka Dekadda Hobyo Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka ayaa goordhaw Gaaray Hobyo Si Ay Uga qeyb qaataan furitaanka dekadda degmadaasi Wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka dhalinyarada sportiga, wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo ganacsato ayaa gaaray…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxii Daallo Airline: Billow ilaa Dhammaad Hadda waxaa la xaqiijiyay in qaraxii diyaaradda Daallo loo adeegsaday Laptop laga buuxiyay waxyaalaha qarxa. Hey’adaha ammaanka waxaa ay xaqiijiyeen in dad badan arrinkaas u qabteen laakiin ma sheegin magacyada…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha oo Baarlamaanka Kala Hadlay Dhaqaalaha Dalka oo Kor u Kacay, Dhacdadii Daallo iyo Xeerarka ay tahay in La Ansixiyo Kalfadhiga 7-aad, Kulankiisa 3aad ee aan caadiga ahayn ayaa maanta lagu qabtay xarunta baarlamaanka dalka, waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Kulankan waxaa ka soo qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Saxaafadeed:Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waxa ay ku dhisan tahay tiirarka xoojiya nabad-gelyada iyo ammaanka qaran ee heer gobol iyo heer caalami ah, iyadoo ka qeybgal rasmi ah laga sameynayo diblomaasiyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar qof oo Soomaali ah ayaa lagu xukumay magaalada Mandhera Afar qof oo Soomaali ah ayaa lagu xukumay magaalada Mandhera kadib markii lagu helay in ay wateen warqado socdaal been abuur ah, iyagoo rabay in ay ku galaan magalada Nairobi.…
54 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Xukuumadda Cumar Cabdirashid Sharma’arke oo Sanad Jirsatay February 5, 2015: waa maalintii lagu dhawaaqay xukuumadda Cumar Cabdirashid, sanad ayaa laga joogaa maalintaas, su’aalo badan ayaa laga keenay waxqabadka xukuumadda Cumar Cabdirashid, wasaaradaha shaqeeyay iyo kuwa magac u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Xarakada Al-shabaab ee Marka Xarakada Al-shabaab ayaa maanta dib u qabsatay degmada Marka kadib markii ay si kedis ah uga baxeen ciidanka AMISOM oo halkaas ku sugnaa in ka badan 3 sano. Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo Ka Baxday iyo Al-shabaab oo La Wareegtay Deegaankaas Warar ay Goobjoog News heshay ayaa xaqiijinaya in dagaalyahanada Al-shabaab la wareegeen degmada Marka ee caasimadda Shabeelada hoose kadib markii ay halkas baneeyeen AMISOM. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil NISA ah oo Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho Waxaa maanta barqadii Muqdishu qarax lagu eegtay gaari ay wateen ciidanka nabad sugidda dowladda federaalka gudaha magaalada Muqdisho. Gaariga ayaa marayey Danwadaagaha ee degmada wadajir , waxaa halkaas lagu qarxiyay…