Jubbaland oo Aqbashay Go’aankii Madasha, Kana Hor Timid in Loogu Yeero KMG Sheeko:Dalka Ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya Mechael Keating oo uu wehliso safiirka Sweden ayaa maanta booqasho ku tagay Kismaayo, xarunta Jubbaland. Madaxweynaha Jubbalad Axmed Islaan Madoobe oo goobta ka hadlay ayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Hor Istaagtay Gargaar u Socday Doolow, Gedo. Dowladda Kenya ayaa gawaari gargaar cunno ahi u sidday gudaha Soomaaliya ku xayirtay dalkeeda, gawaaridan ayaa la sheegayaa in ay u socdeen gobolka Gedo. Odayaasha Baladxaawo oo Goobjoog News la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatooyin laga sheegayo Kililka 5-naad iyo Dilal Lagu Eedeeyay Ciidamada Liyuu Booliis Dadka ku nool degaanka Shuhubo ee u dhaxeya degmada Qalaafo iyo xadka Itobiyaha ee ismaamulka Kilinka 5-aad ayaa kacabanaya ciidamada liyo Bolis-ka ay dhibato ku hayaan dadka deegaanka. Degaanka Shuhubo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabashooyin-ka Duqeynta Kenya ee Gedo iyo Khasaarooyin Laga Sheegayo Goobjoog News waxaa weli soo gaaraya dhibaatooyin ay sheeganayaan dadka reer Gedo, dadkan ayaa in muddo ah ka cabanaya duqeyn ay sheegeen in ay wadaan ciidamada cirka Kenya. Ugu yaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka iyo Odoyaal Dhaqameed ku Shiraya Beledweyn, Hiiraan Mid ka mid ah waxgaradka magaalada Baladweyne ayaa sheegay in dowladda federaalka illaa iyo inta ay ka fulinayso ballantii ay wada galeen in aysan ka qeyb galaynin shirka maamul u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Gaari oo ka dhacay Muqdisho iyo Khasaare ka dhashay Qof gaari watay ayaa la sheegayaa in uu shil ku galay isla markaana goobtii ku geeriyooday, shilka waxaa uu ka dhacay waddada 21 October ee magaalada Muqdisgo. Marxuumka ayaa gaarigiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Feltman iyo Keating oo la Kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Jawaari Waxaa maanta magaalada Muqdisho madaxda dowladda kulamo kula qaatay ku xigeenka Ban Ki Moon ee dhanka siyaasadda Jeffrey Feltman iyo wakiilka xogeyaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomalaiya Michael…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka mid Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Maxkamad la’aan ah Sharcigu waa udub dhexaadka nolosha waxaana uu mar weliba la falgalaa heerarka kala duwan ee aadanaha kaas oo aan cid gaar ah u eexaneyn marka loo maro wadada saxda ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dilal ka dhacay Marka oo la baarayo Maamulka Magaalada Marka ee Sh.Hoose ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan ku aadan Ogaanshaha dilal ka dhacay Magaaladaas labadii habeen ee la soo dhaafay. Gudoomiyaha Magaalada marka Xasan Cumar Macalin …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe oo sheegay in Jubbaland isu diyaarineyso Howlgal Ciidan Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Ciidamadaas ay qaadi doonaan talaabooyinka Degaanada Goboladaas ay kaga saarayaan Al Shabaab. Madaxwaynaha Maaamulkaas Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in qorshahan uu…