2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo Ansixiyay Sharciga Qaxootiga iyo Barakacaasha Qaranka Kulanka 31, kalfadhiga 7-aa ayaa maanta xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada muqdisho, waxaa shir guddoominayey Jeylaani Nuur Iikar. Kulanka oo maanta ay soo xaadireen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado oo laga Dhigay xarunta Ganacsiga Galmudug Wareegto Kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug ayuu madaxweynaha Galmudug Cabdimkarim Xuseen Guuleed Magaalada Cadaado ugu magacaabay in ay tahay Xarunta Ganacsiga Maamulkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amaanka Boosaaso oo la Adkeeyay Wadooyinka Magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari saaka waxa lagu arkayaa Ciidamo aad fara badan kuwaas oo heegan ugu jira sidii gacanta ay ugu soo dhigi lahayeen koox halkaas dil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Lagu soo qabtay Howlgallo laga sameeyay Afgooye Maamulka Dagmada afgooye ee gobalka shabeelada hoose ayaa sheegay in ciidamada amaanka dagmadaasi ay wadaan howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka dagmada Gudoomiyaha dhanka amaanka dagmadaas Yuusuf Maxmed Moordow ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Caan ahaa oo lagu dilay Boosaaso Wararka naga soo gaaraya magaalada xeebta bari ku taalla ee Boosaaso waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dilay ganacsade caan ka ahaa gobolka Mudug. Xersi Aduunyo ayaa lagu dilay xarun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Xamar Jajab Wararka ay Goobjoog News heshay ayaa sheegaya in uu Qarax gaari ka dhacay degmada Xamarjajab agagarka Ex isbitaalkii UNICEF, Weli ma cadda khasaaradaha halkaas ka dhashay iyo cidda lala beegsaday,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid ka mid ah Rakaabkii Saarnaa Diyaaradda oo la hadlay Goobjoog News Cali Yare oo ka tirsanaa dadkii saarnaa diyaaradii Daalo airline ayaa sheegay in uu qarax maqlay daaqadda C agteeda ee gudaha diyaaradda. Cali waxaa uu intaa ku daray in markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin Dheeraad ah: Diyaaraddii Daallo Airline ee Dabku Qabsaday Diyaaradda Airbus 321 ee Daallo Airline ayaa dab qabsadayayaa ka dib markii ay shan daqiiqo hawada ku jirtey, diyaaraddan ayaa markii hore ka timid Sacuudiga, iyadoo soo martay dalka Djabuti,,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradda Daalo Airline oo Dab Qabsaday Diyaarda Daalo Airline oo ka duushay garoonka Muqdisho kuna socotey Jabuuti ayaa dab ka dhashay ka dib markii ay shan daqiiqo hawada ku jirtey, Wararka waxaa ay intaas ku darayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa bilaabay socdaalo kala duwan oo uu ku kala bixinayo bariga Somaliland Booqashooyinka uu ku tagayo Goboladaasi ayaa lagu sheegay inuu soo ogaanayo dhamaan Magaalooyinka howlaha ka socda isaga oo haatan ku sugan Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Somaliland…