1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daraasad lagu ogaanayay Sida ay Haweenku uga Qeybgalaan Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho Lagu soo Gabagabeeyey. Daraasadda oo ay sameysay Hey’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed, ayaa waxay ku saabsan tahay qaabka ay Haweenka Soomaaliyeed uga Qeyb galaan Maamulada Gobolka Banaadir. Daraasadda ayaa socotay sanadkii 2015ka oo dhan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo Baarlamaanka Federaalka ugu Baaqay in Aaney Dalka Ku Haleyn Beesha Caalamka Mid ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in Madaxda Dowlada Federaalka Soomalia ay ku guul dareysteen in dalka ay gaarsiiyaan Hiigsiga 2016-ka oo Ummadda Soomaaliyeed ay ka dhowrayeen Madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljamaaca oo Wada Hadal u Socdo Wada hadallada Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa la sheegayaa in ay meel fiican marayaan arrintaas soo afjari doonta kala qeybsanaanta Galmudug dhexdeeda ah. Maamulka Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay halka uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 26-aad ee Midowga Afrika Addis Ababa, 30 January 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 26-aad Midowga Afrika oo maanta ka dhacay magaalada Addis Ababa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dooni Ku Quustay Badda u Dhaxeysa Turkiga iyo Giriiga Ku dhowaad 40 ruux oo ku dhimatay Badda Giriigga kuwaa oo ku waa oo safay ku sii ahaa Yurub, sida ay qorayaan warbaahinta dalka Turkiga Dadkaan ayaa la sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbadaha Madaxda ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika ee Adis Ababa Waxaa socda khudbadaha madaxda kala duwan ee Afrika iyo aduunka, waxaa ilaa iyo hadda hadlay Zuma, Ban Ki Moon. Maxamud Cabaas iyo Mugabi. Madaxa midowga Afrika Dr. Nkazana Dlamini Zuma…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan: Haddii la waayo Nidaamka Axsaabta Qabiilkeeyga ayaan Baarlamaanka soo socdaa Ka soo Galaya Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir haddana ah Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Bulshada ayaa sheegay in Baarlamanka Soo socda ee Soomaliya uu ka soo gali doono qabiilka uu ka dhashay si buu…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragtiyada Laga Qabo Natiijadii Shirkii Madasha Doorashada 2016-ka iyo Caqabadaha Horyaalla Shirkii Madashada ee la soo gabagabeeyay 27-kii bishan waxaa ka soo baxaya guux kala duwan, dad dhaliilsan iyo in kale oo taageersan, in ku faraxsan iyo dad badan oo xanaaqsan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amaanka oo soo Dhaweeyay Natiijada Madasha Doorashada 2016-ka Xubnaha golaha amaanka ayaa 28-kii bishan warbixin Soomaaliya ku saabsan ka dhageystay ergeyga gaarka ah ee Xogheyaha guud ee qaramada Midoobey Michael Keating iyo ergeyga Midowga Afrika ee Soomalaiya Francisco…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada oo La Dhaawacay Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa koox hubaysan waxa ay ku dhawaceen Degmadaas. Gudoomiyaha Maxkamada oo Lagu Magacaaba Shiikh Ibraahin Nuur Shacbaan waxana lagu dhawacay meel u dhow…