Guri Ku Gubtay Laanta Towfiiq iyo Khasaare Laga Sheegayo Sheeko:Dalka Warar hadda naga soo gaaray xaafadda Towfiiq ee degmada Yakhsiid ayaa sheegaya in guri ku yaalla laanta agteeda uu dab qabsaday. Dabkan oo ka dhashay Gaas-ka cuntada lagu kariyo, waxaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Wadatashi Ah Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Degmada Dhuusamareeb Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud waxaa lagu soo gabagabeeyay shir wadatashi ah oo looga hadlayay arrimaha ku aadan doorasho ka dhacda dalka sanadkaan 2016-ka. Shirkani oo maanta lasoo gabagabeeyay…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Kismaayo: Caqabadaha iyo Himilooyinka Waxaa isniinta ka furmaya Kismaayo shirka Madaxasha Wada Xaajoodka Nooca doorashada Baarlamaanka 2016-ka, balse shirka waxaa ku hareereysan caqabado iyo himilooyin badan. Caqabada Shirka: Shirka waxaa hor-yaalla caqabado sida: Isqabqabsiga…
8 daqiiqo Warbixintii “Imisaa La Diley” Ee Bisha December 2015 Waa Mar kale iyo qormadeenii joogtada ah ee Imisaa La Diley, taasi oo bil kasta dhamaadkeeda aan kusoo bandhigno tirada dadka la diley Soomaaliya, inta ay Goobjoog ka warheyso ama…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh, Cabdiweli Gaas, Cabdiraxmaan Faroole iyo Jeelle oo Ka Hadlay Arrimo La Xiriira Doorashada Dalka 2016-ka Waxaa Jimcadii lagu qabtay Boosaaso xaflad lafu furayey Airportiga Boosaaso, waxaa xafladaas ka hadlay Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweynaha Federaalka Xasan Sheekh, Maxaweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, Madaxweynihii hore ee…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Sano Kadib, Maxaa Ka Hirgalay Ballamihii Maxaweynaha Puntland Cabdiweli Gaas? Waxaa 2 sano laga joogaa markii la doortay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, Hadaba Goobjoog News waxaa munaasabadaas akhristayaasheeda xusuusineysaa Khudbadii Cabdiweli Gaas uu Xildhibaanada ka hor akhriyay isagoo murashax ah. Barnaamijkan…
25 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Dhacdooyinkii uu ugu Muhiimsanaa Puntland Muddadii uu Xilka hayey Cabdiweli Gaas. Waxaa Maanta 2 sano laga joogaa markii la doortay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, Puntland waxaa ay sanad guuradaasi labaad ee Gaas ku soo dhaweysay furitaan garoonka diyaaradaha Boosaaso. Madaxweynaha Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada oo go’aamiyay in xiriirka Diplomaasiyadeed loo jaro dowladda Iiraan Muqdisho, January 7, 2016 Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Rayid Ku Dhintay Madaafiic Lagu Garaacay Muqdisho Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku geeriyootay halka 4 kale ay ku dhaawacmeen madaafiic maanta ku dhacday xarunta degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal halkaas ku sugan ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartan Aqooneedka Kedis oo Maanta Furmay iyo 4 Dugsi oo Isku Arkay. Waxaa maanta Muqdisho bilowday tartan aqooneedkii Kedis ee Idaacadda Goobjoog kulankii 1-aad wareegii kowaad kaas oo ay ku tartamayeen dugsiyada kala ah Al- abaadir iyo Muzamil iyo Anas Bin…