1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartan Aqooneedka Kedis oo Maanta Furmay iyo 4 Dugsi oo Isku Arkay. Waxaa maanta Muqdisho bilowday tartan aqooneedkii Kedis ee Idaacadda Goobjoog kulankii 1-aad wareegii kowaad kaas oo ay ku tartamayeen dugsiyada kala ah Al- abaadir iyo Muzamil iyo Anas Bin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Soona Kay Ee Magaalada Muqdisho Dagaal dad ku dhinteen ayaa saaka ka dhacay Soona Kay, xaafaddan waa dan guud waxaana deganaa dad guryo ka dhistay markii ad dowladda burburtay. Dadka dagaalaya waxaa ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Hilary Clinton oo sheegtay in Mareykanka Raadin Doono Noolaha Kale ee Ku Nool Meerayaasha Kale. Haweeneyda ka tirsan Xisbiga Dimoqoraadiga isla markaana u tartantameysa Madaxtinimada dalka Mareykanka ayaa sheegtay in haddii ay Madaxweynimo ku guuleysato ay Hawada sare u diri doonto Culumo wax ka ogaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Suudaan iyo Baxreyn oo Xiriirka Diblomaasiyadeed u Jaray Dalka Iran Dalalka Suudaan iyo Baxreyn ayaa xiriirka diblomaasiyadeed u jaray dalka Iran, kana dalbaday diblomaasiyiinta dalkaas u dhashay u ay dalalkaas uga baxaan 48 saac gudahood. Dalalka Suudaan iyo Baxreyn waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga oo Xiriirka Diblomaasiyadeed u Jaray Iran Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga Caadil Jubeyr waxaa uu sheegay axaddii in dalkiisa uu xiriirkii u jarya Iran. Sacuudiga ayaa tilaabadaas qaaday kadib markii la gubay safaaradoodii Iran, arrintaas oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Koofur Galbeed oo Doortay Guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad iyo Labaad Waxaa saacadihii la soo dhaafay ay doorasho ka socotay Baydhabo, waxaan horay u soo gudbinay in uu guddoomiyenimada uu ku guuleystay Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye. Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koobaad…
3 daqiiqo Sheeko:War Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye ayaa ku guuleystay wareegga koobaad ee doorashada Guddoomiyaha baarlamaana Koofur Galbeed isagoo noqday guddoomiyaha baarlamaanka Koofur Galbeed kadib markii uu helay 109 cod halka Cali xasan…
1 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Iyo Ku Xigeenadiisa Oo Maanta La Dooranayo Maanta waxaa lagu wadaa in magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ay ka dhacdo doorashada gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed iyo gudoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaankaasi. Xildhibaanada baarlamaanka Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaradda Sacuudiga ee Iran oo Dab La Qabadsiiyay, Sacaado Kadib Markii Lala Wareegay Dad careysan ayaa saaka gudaha u galay lana wareegay Safaaradda uu Sacuudiga ku lahaa magaalada Tehran ee Caasimadda Iran, waxaa kaloo la sheegayaa in Calanka Sacuudiga dhulka la dhigay. Dadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha: Nicholas Key waxaa uu dadaal badan u galay fududeynta hawlaha Qaramada Midoobey ka fulineyso Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay doorkii wanaagsanaan ee uu dalka ka geystey Mr Nicholas Kay, Wakiilkii waqtigiisa dhammaaday ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay…