1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shabeellada Dhexe oo Amar Ku Bixiyay Inaan La Kireyn Karin Hotellada, Guryaha iyo Gadiidka Xafiiska guddoomiyaha arrimaha bulshada ee Maamulka gobolka Shabeellada dhexe ayaa maanta amar ku bixiyay La Kireyn Karin Hotellada, Guryaha iyo Gadiidka iyagoo aan lala socodsiin maamulka Wariyaha Goobjoog ee Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha hey’ad samafal oo Gacanta ku heysa Cisbitaalka Guud ee dhuusamareeb oo La Afduubtay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Rag hubeysan oo la rumeysan yahay inay ka tirsan Yihiin Xarakada Al-Shabaab oo shalay gaari Nooca dhaawacyada qaada ah iyo dadkii saarnaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurka Jadeecada oo Ka Dilaacay Baardheere iyo Tuulooyin Kale Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay degmada Baardheere iyo Tuullooyinka hoos yimaada ayaa sameeyay carruur iyo dad kaloo da’ ah oo ku nool degmadaasi. Dhaqaatiirta iyo howlwadeenada Caafimaadka ee ka howlgala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalado Sicir Barar iyo Dhibaatooyin Laga Sheegayo Puntland Xildhibaanno ka tirsan wakiillada Puntland ayaa ka deyriyay xaaladdo deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobalka Bari Xildhibaanka ayaa sheegay in bishii hal mar ay dooni raashin wada timaaday deegaannada…
1 daqiiqo Sheeko:War Qaraarka Baarlamaanka ee Hiigisiga 2016ka oo Ku Taliyay in Xildhibaanada 2016-ka aaney qeyb ka noqon Dadka Isu Sharaxaya Jago Qaran Waxaa Maanta Xildhibaanada loo qeybiyay qaraar la sheegay in uu ka dhashay doodihii dheeraa ee baarlamaanka ka yeeshay arimaha hiigisiga 2016-ka. Baarlamaanka waxaa uu qaraarkiisa ku sheegay in talo kasta…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxbadan ka Ogow isbahaysiga Milatari ee Sucuudigu Hogaaminayo Xulafada”NATO Sunni”ee uu hogaaminayo Sucuudiga ee ladagaalanka Argagixisada, Maxaa Xiligan kusoo beegay?Argagixisada Isra’il Jadwalka ma ugu Jiraa?mise waa dagaal saf Ballaaran oo ku Waajahan Iran?dowladaha Carbeed ee ka maqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga QM ee Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay oo Shaqadiisa Soo Gabagabeeyay Waxaa shaqadiisa Talaadadii soo afjaray ergeyga QM ee Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay oo in ka badan 2 sano ka shaqeynayey gudaha Soomaaliya isagoo sidoo kale ahaa Madaxa UNSOM Nicholas Kay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii garsoorka maamulka loogu soo dari lahaa gabdhaha. Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan ayaa ka hadlay qorshe lagu tababarayo gabdho ka mid noqda xeer ilaalinta Puntland markii ugu horaysay iyo xaalada guud ee xabsiyada…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Ka Sheegtay In Shaqadoodii Loo Dhiibay Guddiyo aan Dastuuri Aheyn. Waxaan Maanta golasha shacabka hortagay guddiga doorashooyinka qaranka iyagoo ka Sheegtay In Shaqadoodii Loo Dhiiban Guddiyo aan Dastuuri Aheyn. Guddiga doorashooyinka qaranka waxaa guddoomiye u ah Xaliimo Ismaaciil Ibrahim, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Baarlamaanka oo Sheegay in Dowladda ay Bixiso Amaahda Shaqaalaheeda Ku Leeyihiin Inta Aaney Ka Hadlin Xisaab Xir. Kulanka 24-aad, Kalfadhiga 7-aad waxaa looga hadlay xisaab xirka kharashaadka 2014kii, dadkii meesha ka hadlay waxaa ay qireen in ay jirtay wax isdaba marin iyo isla xisaabtan la’aan. Xildhigaan Dhagdheer…