1 daqiiqo Sheeko:War Safiyiin Tabinayay Dilka iyo Tacsida Madaxii Siyaasadda Xamaas Haniyah oo Gaza Lagu Dilay Wararka ka imaanaya marinka Qasa ayaa sheegaya in wariye iyo sawir qaade ka tirsan TV-ga Al Jazeera ay ku geeriyoodeen duqeymaha aan kala joogsi lahayn ee ay militariga maamulka Israa’iil halkaas ka wadaan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Milatariga Sudan oo Diiday Inuu Wadahadal La Galayo Xoogagga RSF Hogaamiyaha ciidamada Sudan, General Abdel Fattah al-Burhan ayaa sheegay in militarigu aysan ku biiri doonin wada-hadalka ka dhacaya Switzerland bisha soo socota ee looga gol leeyahay in lagu soo afjaro…
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Dilka Madaxii Xafiiska Siyaasadda ee Ururka Xamaas Ismaaciil Haniya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cambaareysay falkii Arbacadii shalay ay Israa’iil ku dishay madaxii xafiiska siyaasadda ee ururka Xamaas Ismaaciil Haniya.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ra’iisulwasare Xamse oo Kormeer Ku Tagay Saldhigyada Ciidanka Danab ee Jubbaland Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho dhiirigelin iyo bogaadin ah ugu tagay ciidamada kumaandooska Danab ee ka howlgala Jubbaland.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gobolka Mudug oo Lagu Qabtay Kulan Looga Hadlayay Xalkagaarista Colaad Beeleeyada Gobolka Ka Dhaca Masuuliyiinta maamulka Puntland oo uu ugu horreeyo Wasiir Dowlaha Wasaaradda Beeraha Puntland, Guddoomiye Ku xigeenka Gobolka Mudug, Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug iyo Guddoomiyaha Degmada Tawfiiq.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Falcelin Ceynkee ah Ayey Dunidu Ka Bixisay Dilka Ismaciil Haniyah oo Iran Lagu Dilay? Ayadoo saacado ka hor magaalada Tehraan ee Caasimadda Iiraan lagu dilay madixii xaafiiska siyaasadda ururka xamaas Ismaaciil haniyah ayaa waxaa isi soo taraysa falcelinta dalalka caalamku dhacdadaas ka bixinayaan. Wasiir…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Culimada Soomaaliyeed Ka Yiraagdeen Geerida Madaxii Siyaasadda Ururka Xamaas? Culumada Soomaaliyeed ayaa cambaareeyey dil magaalada Tehran ee caasimadda dalka Iran loogu geystay madaxii xafiiska siyaasadda ee ururka Islaamiga ah ee Xamaas Haniyeh, oo duqeyn lala beegsaday ku naf waayay.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG: Hoggaamiyaha Milateriga Sudan ee Caalamku Aqoonsan Yahay oo Ka Badbaaday Isku-day Dil Hoggaamiyaha Milateriga Sudan ee Caalamku aqoonsan yahay Jen, Cabdifitaah Al Burhani ayaa ka badbaaday isku day dil, oo loo adeegsaday diyaarad aan duuliye laheyn, taas aan la ogeyn cidda iska laheyd ama ka dambeysay.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Muxuu Ra’iisulwasaare Xamse Ka Yiri Halka uu Marayo Dagaalka Al-shabaab iyo Howlgallada Socda? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqday saldhigyada ay ciidamadu ku leeyihiin deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole oo dhowaan ay kooxda Alshabaab.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Waa Kuma Ismaaciil Haniya Madaxii Siyaasadda Ururka Xamaas oo Iran Lagu Dilay? Ismaaciil Cabdisalaan Axmed Haniyah wyxuu 29 bishii January sanadkii 1962-dii ku dhashay xerada barakacayaasha Al-shati ee marinka Qasa, wuxuuna ku barbaaray, waxna ku bartay Qasa, asagoo ka baxay jaamacadda.