Baarlamaanka Federaalka oo Ka Warbixiyay iibinta Xaruntii Hore ee Baarlamaanka iyo Xildhibaano La Ganaaxay Sheeko:War Kulanka 21aad, Kalfadhiga 7-aad waxaa maanta shir guddoominayey Guddoomiye Jawaari waxaa soo xaadiray ilaa 141 Xildhibaan, Ajendayaasha waxaa ka mid ahaa: Dhaarin Xildhibaan, Warbixin Guddiga Maaliyadda eek u saabsan Milkiyadda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Kenya oo Al-shabaab ku Eedeysay Weerar Lagu Dilay Rayid oo Ka Dhacay Inta u Dhaxeysa Nairobi iyo Mandheera 2 Rakaab ayaa dhimatay 3 kalana waa ku dhaawacantay kadib markii dalbey ay Wadada u galeen Bas iyo gaari xaamuul ah oo maraeyey inta u dhaxesya Kotulow iyo Ceelwaaq oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Oromada Itoobiya oo Gadooday, Kuna Dhawaaqay Qorshe Gooni isu Taagid ah Rabashado, Dibad baxyo iyo dagaal is ceyrsi ah ayaa ilaa November bilowgeedii ka socda magaalooyinka ay degaan Oromada ee dalka Itoobiya taasi oo keentay in dad badan ay ku dhintaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Laga Soo Saaray Shirka Madasha Wadatashiga Doorashada Shirka Madasha ayaa go’aan ka gaaray sida ay noqoneyso doorashada baarlamaanka 2016-ka. Arrintan ayaa timid kadib markii maanta shir ay Muqdisho ku yeesheen Madaxda Dowladda, Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada iyo beesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Bisha Cas ee Soomaaliyeed oo Abaalmarin La Guddoonsiiyay Dr. Axmed Maxamed Xassan, Madaxweynaha Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxaa Golaha Ergooyinka Dhaqdhaqaaqa Caalamiga Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas oo lagu qabtay Jeneefa 7 Disembar 2015 lagu abaalmariyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Qeyb ka ah Isbaheysiga La Dagaalanka Daacish Dowladda Sacuudiga ayaa soo bandhigtay isbaheysi ay sheegtay in ay kula jiraa la dagaalkan Daacish, Liiskan oo ka kooban ilaa 34 dal, waxaa ku jira Soomaaliya. Isbaheysiga dalalka ku jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wafdi Heer Federaal iyo Heer Gobol Ah oo u Duulay Baladweyn Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka amniga gudaha Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Guuleed ayaa u baxay Magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan. Waxaa kaloo Waftiga ku jira sida wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kerry oo Boqanaya Moscow si Looga Heshiiyo Khilaafka Labada Dal Xogheyaha arrimaha dibadda Mareykanka ayaa gaaray caasimadda Ruushka ee Moskow si dalkiisa iyo Ruushka uga heshiin lahaayeen khilaafka labada dhinac. Kerry inta uu Ruushka jooga ayaa waxaa uu wada hadal…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka Oo Digniin u Diray Xildhibaannada Saxiixa Buugga Xaadirinta Kadibna Iska Taga Kulanka 20-naad, Kalfadhiga 7aad ajendayaashiisa waxaa ka mid ahaa warbixinta Guddiga Maaliyadda ee ku saabsan xisaab xirka 2014-ka, Akhrinta 3-aad sharciga Saxaafadda. Kulanka Baarlamaanka waxaa maanta soo xaadiray 142 Xildhibaanada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel oo Ogolaatay in Hoos Loo Dhigo Qaxootiga Ra’isul Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel oo Ku Guuleysatay in Xisbigeeda Ka Dhaadhiciso in Albaabada Loo Furayo Xadka, Lana Qaabillo Qaxootiga. Chancellor Angela Merkel waxaa ay dooneysa in hoos loo dhigo…