1 daqiiqo Sheeko:War Axmed Cali Xaashi oo Loo Doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Waxaa Goordhaw Guddoomiye Baarlamaanka Puntland loo doortay Axmed Cali Xaashi kadib doorasho labo wareeg la isla gaaray. Axmed Cali Xaashi ayaa helay wareegga labaad 41 halka Xildhibaan Dhoobo uu helay…
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso Sooyaalka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee la dilay Sanadkan 2015-ka Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan waxaa uu noqday Xildhibaankii Lixaad ee lagu dilay Muqdisho sanadkan, Xildhibaan Guraxn ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray xabado ay Sabtidii ku dhifteen dabley hubeysan isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo La Aasay-Akhri Taariikhdiisa Waxaa Maanta Muqdisho lagu aasay Muqdisho Maxamed Axmed Gurxan oo ka tirsanaa Xildhibaanada Federaalka, Xildhibaanka ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray xabado ay Sabtidii ku dhifteen dabley hubeysan isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guurka Yaraanta ah iyo Gudniinka Fircooniga oo Dhimashada Hooyada iyo Dhalaanka Loo Aaneynayo Mandhere. Gudniinka Frcooniga iyo guurka xiliga yaraanta ah ayaa loo aaneynayaa dhibaatooyinka la xiriira dhalmada ee ka jirta deegaanka Mandhera, dhibaatooyinka ay hooyada iyo dhalaanka la kulmaan waxaa ay ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:War Hindise Sharciyeedka Warbaahinta oo Akhrinta Labaad Maray, Lana Sharxay Kullankii maanta ee Baarlamaanka waxaa akhrinta labaad galay hindise sharciyeedka warbaahinta, hindisahan oo la filayo in dhawaan akhrinta 3aad loo gudbo. Cabdi Xaashi Cabdullha oo ah guddoomiyaha guddiga warfaafinta, wacyigalinta,…
11 daqiiqo Imisaa La Diley : Tirada Dadka La Diley Bisha October, 2015 Dalka Soomaaliya oo ay dagaalo ka dhacayeen dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafey ayaa waxaa caadi iska noqdey dilka dadka, gar iyo gardaraba, waxaana intaasi sii dheer in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaraddii Labaad oo Ruush ah oo Muddo Todobaad Gudahiis ah Ku Dhacday Bariga Dhexe Diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka ayaa ku burburtay meel u dhaw magaalada Jubba ee koofurta Suudaan. Wararka ayaa sheegaya in Diraaradda ay ku dhinteen ilaa 40 qof oo rakaabkii saarnaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 8-Tillaabo oo laga Sugayo Guddoomiya Banaadir iyo Duqa Muqdisho Sheekh Yusuf Jimcaale!! Sida Caalamka ka dhacdo, shakhsiga loo dhiibayo xilka duqa magaalada iyo goddoomiyaha gobolka waxaa in uu horay uga soo shaqeeyaa Laan, waax, degmo kadib gobolka, Lakin Soomaaliya arrintaas kama dhacdo!…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guushii Doorashada Xisbiga AKP ee Dalka Turkiga Doorashadii Axaddii ee dalka Turkiga waxaa loo tartamayey 550 Kusri , Axsaabta waxaa ay gaarayaan 16 xisbi oo ay ugu horeeyeen Justice and Development party (AKP 2001), Republican People’s party…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta soo afjarista gacmo ka laabashada dambiyada loo geysto Saxafiyiinta Maanta waxaa caalamka laga xusayaa Maalinta soo afjarista gacmo ka laabashada dambiyada loo geysto Saxafiyiinta , in ka badan 700 oo Saxafi ayaa la dilay 10kii sano ee la soo…