1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Federaalka oo La Shirsan Wasiirrada Maaliyadda ee Maamul Goboleedyada Wasiirka Maaliyadda Maxamed Aden Fargeti ayaa Shir Guddoominaya shir ay joogaan Wasiirrada Maaliyadda ee Maamul Goboleedyada dalka. Shirkan oo hadda socda Hotel SYL ee magaalada Muqdisho, waxaa uu socon doonaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Awoodaha ku Loolamaya Suuriya oo Markii Ugu Horeysay Ku Kulansan Vienna Waxaa Markii ugu horeysay kulan isku soo hor fariistay Vienna dalalka Taageersan Bashaar Al-Asad iyo Dalalka ku eedeeyay in uu yahay Dilaa iyo Dhiigyacab. Waxaa maanta uu Vienna kulan ugu bilowday dalalka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda 54 Dal oo Afrikaan oo Hindiya Ku Sugan iyo Shir Labo Maalmood oo Furmay Madaxda in ka badan 50 dal oo Afrikaan ah iyo dalka Hindiya ayaa waxaa uu shir labo maalmood ah uga furmayaa maanta oo khamiis ah caasimadda Hindiya ee New Delhi,…
1 daqiiqo Sheeko:War Kullanka Baarlamaanka Federaalka oo Xubno cusub La Dhaariyay Sharciyana La Akhiriyay Kulanka koobaad, Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka waxaa maanta la dhaariyay Xildhibaan Abshir Xasan Abshir Faarax oo lagu badalay Aabihii Xasan Abshir Faarax oo xanuunsan. Waxaa kaloo la ansixiyay lana…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Microsoft oo soo bandhigtay Adeegga Skype Translator oo Casri ah Shirkadda Microsoft ayaa barnaamijkan Skype Translator ama Tarjumaadda waxaa ay soo saartay muddo haatan laga joogo hal sano, lakin hadda waxaa cusub Tarjumaadda degdega ah. Adeeggan waxaa heli kara Macaamiisha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha iyo Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale Sheikh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo in muddo ah Qaahira ku noolaa, waxna ku soo bartay Masar ayaa loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa magaalada Muqdisho, Xilkaas oo laga qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Muungaab oo Xilkii Laga Qaaday iyo Warar Ka soo Baxaya Murashixii Badali Lahaa Warar ku dhaw madaxtooyada ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in maanta xilkii laga qaaday Guddoomiyihii gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab. Muungaab waxaa uu sidoo kale ahaa Duqa Magaalada Muqdisho,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch oo Maamulka Somaliland Ku Eedeysay in ay si Xun ula Dhaqmaan Dadka Qaba xanuunnada Dhimirka Dadka xanuunnada dhimirka qaba ee Somaliland ayaa waxaa ay la kulmaan dhibaatooyin badan sida in si khasab ah lagu geeyo goobaha lagu hayo, halkaasoo ay tacaddiyo ku mutaan, sidaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yurub oo Ku Heshiisay in Qaxooti Dheeraad ah ay Deegaan Siiyaan Hogaamiyaasha reer Yurub ayaa kulan ay yeesheen waxaa ay ku heshiiyeen in deegaan la siiyo 100,000 oo qaxooti oo dheeraad ah. Shirka waxaa ka soo qeyb galay 11 Hogaamiye oo…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Gacmahaaga Ma Dhididaan? Sababta Agoow kadibna iska Daawee Dad badan ayaa waxaa ay ka sheegtaan in jirkooda uu qalalan yahay halka in badan arinkaas wanaag u arkaan. Dadka qaar, Dhidid ayaa lagu imtixaamay, iyadoo mar walba dhidikooda uu…