1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Dastuurka oo Ka Furmay Muqdisho Ra’isul Wasaare ku xigeenka Federaalka Maxamed Cumar Carte ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa uu ka furay shir looga hadlayo Dastuurka KMG ah. Shirkan waxaa qeyb galaya Wasiirka Dastuurka Federaalka Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Gilgilay Bartamaha Ankara iyo Dhimasho Badan Oo Ka Dhalatay Sida ay sheegayaan Mas’uuliyiinta in ka badan 86 qof ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay in ay dhinteen in ka badan 126 waa ay ku dhaawacmeen. Qaraxyada ayaa ka dhacay…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Saxafi Noocee ah ayey Dowladdu Jeceshahay?!! Cadaadiska lagu hayo Saxaafadda iyo Saxafiyiinta ma ahan arrin curdin ah, Loolanka Saxaafadda iyo dowladda waa mid soo jireen aheyd 50kii sano ee ugu dambeysay, Khubaro ay ka mid yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mushaar La’aanta Ciidanka oo Hoos Dhigtay Tayada Ciidanka Dowladda Soomaliya ayaa ku guuldareysatay in ay bixiso Mishaaraadka Ciidanka iyo quudintiisa arintaas oo wiiqday dagaalkii Ciidanka dowladda ay kula jireen xarakada Al-shabaab, sidaa waxaa daabacday Wakaaladda wararka ee Reuters.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Howl-Wadeennada Madasha Golaha Wada Tashiga Qaran oo La Magacaabay Warqad ka soo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha isla markaana la soo gaarsiiyay Goobjoog New ayaa lagu magacaabay Howl-Wadeennada Madasha Golaha Wada Tashiga Qaran. Golahan waxaa uu ka kooban yahay 5…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Safiirka Cusub Ee AMISOM Francisco Madeira Madada Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa Arbacadii waxaa ay ergeygeeda gaar ah iyo madaxa AMISOM u magacowday Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira oo ka soo jeeda dalka Mozambique Hadaba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador Francisco Madeira oo Noqday Ergeyga Zuma iyo Madaxa AMISOM Madada Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa Arbacadii waxaa ay ergeygeeda gaar ah iyo madaxa AMISOM u magacowday Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira oo ka soo jeeda dalka Mozambique. Francisco…
1 daqiiqo Sheeko:War Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka ”Xeer Ilaaliyaha Wuu Naga Aqbalay In Degdeg Lagu Sii Daayo Wariyeyaasha Xiran” War Saxaafadeed laga soo saaray xafiiska Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka nuqul ka mid ahna ay heshay Goobjoog News ayaa lagu sheegay in Xeer Ilaaliyaha qaranka uu Guddoonka baarlamaanka ka o ogolaaday…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirkii Wada Hadalka Maareynta Mooshinka Madaxweynaha Oo Baaqday Waxaa dib u dhac uu ku yimid shir la doonayay in maanta uu furmo, kaasi oo looga hadli lahaa mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Cumar Aden Qaadi…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Mooshinka Xasan Sheekh Ka Keenay oo Wada Hadal Diidan iyo Jawaari oo Shaaciyay in Berri Furmayo. Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee Mooshinka ka keenay madaxweyne Xasan ayaa mar kale ku celiyay in aanay gali doonin wax wada hadal ah inta Jawaari fasiraad ka bixinayo Mooshinka waa soo…