1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soma Oil & Gas oo ay Soo Wajahday Sumcad Xumo, Hoos u Dhac Dhaqaale iyo Qorshe La’aan Shirkadda Soma Oil & Gas ayaa sheegtay in baaritaanka lagu wado uu horseeday Sumcad Xumo, Hoos u Dhac Dhaqaale iyo Qorshe La’aan ku yimid shirkadda sida lagu daabacay Bloomberg. Shirkadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Saawaariiq ay Ciidan Ku Dhinteen oo ku Dhacay Xarunta Xukuumadda Ilaa 13 qof oo ciidan ah ayaa ku dhintay halka 9 kale ku dhaawacmeen Sawaariiq lagu garaacay xarunta ay ku shaqeyso Xukuumadda Yemen ee magaalada Cadan. Afhayeen u hadlay dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Bankiga Aduunka oo Ku Faanay in dadka Saboolka ah ay ka yaraan doonaan 10% dhamaadka sanadka 2015-ka Warbixintan uu Saacado ka hor soo saaray Bankiga Aduunka ayaa lagu sheegay in Saboolnimada iyo faqriga dunida uu ku yimid hoos u dhac taariikhi ah sanadkan. Warbixinta ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Qeyb Galeysa Shir Lagu Cirib Tirayo Dabeesha iyo Cudurro kale Waxaa subaxnimadii isniinta dalka Kuwait tagay wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed iyo wafti ay hogaamineyso si ay uga qeyb galaan shirka kala fadhiga 62aad ee Ururka Caafimaadka Adduunka Qaybta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Safiirka Denmark ee Soomaaliya Mette Knudsen waa 45 jir, waxaa ay dhalatay September 1970 iyadoo ka qalin jabisay Jaamacadda Aarhus Universitet oo ah Jaamacad Sumcad ku leh dalka Denmark ahna Jaamacadda labaad ee horeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka Guddoomay Safiirka Denmark Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Safiirka Cusub ee Dowladda Denmark ay usoo Magacaawday Soomaaliya Mss Mette Knudsen Xarunta Madaxtooyada Qaranka uga Guddoomay, warqadaheeda aqoonsiga Safiirnimo. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka oo Qiyaasay in 1.5 Milyan oo Qaxooti Dalkiisa Iman Doonaan 2015-ka Wargeyska afka dheer Bild newspaper ayaa daabacay maanta oo Isniin ah in dalka Jarmalka ay filayaan 1.5 Milyan oo Qaxooti in ay galaan sanadkan 2015-ka. Wargeyska oo soo xigtay Warbixino…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 5 Faa’ido oo Laga Helayo Cunista Looska Looska waxaa laga helayaa Vitamin E, waxaa uu daawo u yahay Finanka Wajiga ka soo baxo, Finanka Maqaarka, cunista Looska waxaa uu jirka ka helayaa Vitamin E oo ku roon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Canug oo Mid Aad u Yar Yahay oo Laga Helay Xeebta Giriiga Meydadka Labo Cunug oo Mid Muluq ayaa Laga Helay Xeebta Giriiga, Labadan Meyd ayaa la sheegayaa in ay Milmeen, Jirkoodana soo uray. Meydadka ayaa laga helay Axaddii Jasiirad ku taallo…
2 daqiiqo Sheeko:War Aden Madoobe oo Xildhibaanada Ceel Barde Uga Digay Qaska iyo Xildhibaan Aabi oo Ku Hanjabay in ay Hoos Geyn Doonaan Dowladda Dhexe Sheekh Aden Madoobe oo Wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa uga digay xubnaha Baarlamaanka ee ku sugan Ceel-Barde in ay abuuraan Kacdoon aan loo baahneyn. Sheekh Madoobe ayaa sheegay…