1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada oo loo Akhriyay Sharciga Shaqaalaha Ajaanibta, Loona Ballamiyay Ka Doodista. Baarlamaanka FederaalkaSoomaaliya ayaa maanta ka dhageystay guddiga adeega bulshada ee baarlamaanka qodobadii ay wax ka badaleen ee la xiriiray sharciga shaqaalaha ajnabiga ah. Guddiga ayaa faahfaahin ka bixiyay sharciga shaqaalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo Maamulka Koofur Galbeed u Tababareysa Booliis Nabadda Suga Ciidanka AMISOM ayaa Baydhabo ka furay tababar loo sameeyo ciidanka amaanka Koofur Galbeed si wax looga qabto amniga gobolka. Wararka ayaa intaa ku daraya in Tababarkan uu socon doono muddo…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka oo Ansixiyay Dib u Eegista Hindise Sharciyeedka Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka Sharciga hanti-dhawrka guud ee qaranka, waxaana la ansixiyey kalfadhigii shanaad taariikhda markii ay ahayd January 29, 2015 kadib waxaa loo gudbiyay madaxweynaha Federaalka si uu u saxiixo dabadeedna lagu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Erdoğan oo Ku Dhawaaqay in November 1-deeda Dhici Doonto Doorasho Cusub oo Baarlamaani ah Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Jimcihii adeegsaday mid ka mid ah awoodihiisa dastuuriga ah kadib markii dhinacyada siyaasadda isku haya ee dalkaasi ku guuldareyteen dhismaha xukuumad wadaag ah iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 6 Sabab oo Facebook aad ku nici karto Waqti Lumis: Sababta koobaad ee aad ku nici karto Facebook, waa adigoo u arko waqti lumis, waayo Facebook lagama hurdo, waqti walba dad ayaa ku jira, Dhamaan Qaaradaha ah, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Dhex Maray Dalalka Waqooyiga iyo Koofurta Kuuriya Dalka Koofurta Kuuriya ayaa dadka degan Galbeedka dalkaas gaar ahaan xadka dalkaasi uu la leeyahay Waqooyiga Kuuriya ka dalbaday in ay isaga guuraaan. Waqooyiga Kuuriya ayaa duqeyn cirka ku waddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koofurta Suudaan oo Diiday in Heshiis La Galo Mucaaradka Madaxweynaha Dalka Koofurta Suudaan Salva Kiir ayaa diiday in uu saxiixo heshiis lagu waday in uu dhex maro isaga iyo ninka Mucaaradka hogaamiya Riek Machar. Labada dhinac ayaa wada hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Hiiraan oo Ku Baaqay in Beledweyne La Dhigo Madashada Shirka Hiiraan iyo Sh. Dhexe Shir maanta ay odoyaasha gobolka Hiiraan isugu yimaadeen Beledweyne ayey ku celiyeen mar kale dalabkoodii ahaa in Madasha shirka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe la dhigo xarunta gobolka Hiiraan ee Beledweyn. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Duleedka Jowhar Ilaa 10 qof ayaa ku dhaawacantay shir gaari oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada dhexe, sida ay kusoo waramayaan Goobjoogayaal. Wararka ayaa intaa ku daraya…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Coca-Cola oo lagu eedeeyay Been Abuur ku saabsan Is Caateynta Shirkadda Biyaha ugu caansan ee Coca Cola ayaa dhawaan taageertay Xayeysiin loo sameeyay Is Caateynta iyo in dadka caafimaadkooda ilaaliyaan. Shirkadda oo kaashaneysa Culmio iyo khubaro waxaa ay hanti badan…