1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxa xafiiska siyaasadda Taaliban ee Qatar oo Is casilay Syed Tayab Agha oo ahaa Madaxa xafiiska siyaasadda Taliban ee Qatar ayaa sheegay in uu iscaliyo, isagoo sabab uga dhigay arinkaas cabsi uu ka qabo in Taalibaan qeybsanto kadib geeridii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pakistaan oo Daldashay Qof isagoo Yar wax Dilay Dowladda Pakistaan ayaa saaka dil ku fulisay Showkat Xuseen Cali Khalifa kaas oo wiil yar dilay sanadkii 2004-tii. Hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in markii uu wiilka dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Wal Jamaaca oo xabsiga dib ugu celisay Wariyeyaal ay horay u sii deysay. Warar aanu ka helnay Galmudug ayaa sheegaya in maanta mar kale maamulka Ahlu Sunna uu xabsiga dhigay Wariyayaal ka shaqeeya gobolka uu xalay sii daayey iyagoo aan la ogeyn sababta.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka “Human Rights Watch”oo Walaac ka Muujisay Dil loo gaystay sagaal kamid ah hogaamiyaasha Ikwaan Muslimiinta Masar. Haya’adda”Human Rights Watch” ayaa ka hadashay Dil loo gaystay sagaal kamid ah hogaamiyaasha Ikwaan Muslimiinta Masar, waxayna hay’addu ku tilmaantay dilkaas mid sharci darro ah. Bishii aan soo dhaafnay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Degdeg ah: Axmed Madoobe oo Baarlamaanka ka Dalbaday In La Kordhiyo Waqtiga Doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Baarlamaan goboleedka Jubbaland ka dalbaday in la kordhiyo waqtiga la qabanayo doorashada madaxtinimo ee Jubbaland. Axmed Madoobe waxaa uu Baarlamaanka ka hor sheegay…
4 daqiiqo Sheeko:Aragti DOORASHAAN SUGAYNAYE DIB U DHAC MA FILAYN Kadib doorashii madaxweyne Xasan sheekh ee Sanadkii 2012 iyo ka bixitaankii Kumeel gaarnimada waxaan uga fadhinay dowladda uu hor kacayo Madaxweyne Xasan Sheekh inuu dalka gaarsiiyo federal dhammaystiran dad isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shuurada Taalibaan oo Doortay Qofkii Badli Lahaa Mullah Cumar Golaha Shuurada Taalibaan ayaa maanta oo Khamiis ah u doortay Akhtar Mansuur Khalif in uu badalo Hogaamiyahoodii geeriyooday Mullah Maxamed Cumar. Dad shirka ka qeyb galay ayaa u sheegay wakaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhibaatooyinka shaqaalaha Ilaa 20 Dhacdo oo lagu Waxyeelayo shaqaalaha hay’adaha Gargaarka oo dhacay May iyo June May iyo June waxaa la wariyay in ka badan 20 dhacdo oo lagu bartimaameedsanayo shaqaalaha hay’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Afgaanistaan ayaa Xaqiijisay Geerida Mullah Cumar Afhayeen u hadlay dowladda Afganistaan ayaa sheegay in Hogaamiyihii Taalibaan goor hore la dilay balse dhaq-dhaqaaqa ayaan weli ka hadlin. Marar badan ayaa horay loo sheegay geeriga Mullah Cumar balse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Maalinta Koowaad Ee Shirka Hiigsiga 2016 Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Nicolas Kay ayaa magaalada Muqdisho si wada jir uga furay maanta shir heer Wasiir ah oo la magac baxay Hiigsiga 2016-ka. Shirkan oo soconaya Laba maalin, waxaa ka…