1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji War Farxad Leh: Falash aad ku keydin karto wax walba Dad badan ayaa cabasho ka muujiyay keydinta Datada iyo xogta ay hayaan, Falashayad hadda la isticmaalo waa kuo Limit leh, xogtooda ama keydinta meel ayey ku egtahay, Lakin hadda waqtigaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama “Uma Baahnin In Aan Ciidamadeena u Dirno Soomaaliya, Inta Ay Noo Joogto Itoobiya” Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo booqasho ku jooga dalka Itoobiya ayaa dalkaasi ku amaanay dagaalka ay kula jiraan, Kooxaha uu ugu yeeray Argagixisada ee ku sugan dalka Soomaaliya. Obama oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ajendaha Safarka Obama ee dalka Itoobiya Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku sugan dalka Itoobiya, waa lugtii labaad safar uu ku marayo geeska Afrika. Obama inta kuu joogo dalka Itoobiya, waxaa lagu wadaa in uu wada…
2 daqiiqo Sheeko:Aragti Yusuf Garaad:Weerarka Jazeera Palace Hotel Baabuur weyn oo walxaha qarxaa ay ka buuxaan ayaa maanta lagu weeraray Jazeera Palace Hotel, Muqdisho. Laba ka mid ah shaqaalaha Hoteelka (maamulka makhaayadda iyo mid ka mid ah ilaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Gudoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka-Akhri Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa goor dhaw magaalada Muqdisho waxa ay ku doorteen gudoomiyahooda iyo ku xigeenkiisa. Doorashadaan oo gacan taag ahayd ayaa xubnaha guddiga waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Sida 300 Oo Qaxooti Ah Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Cusmaan Axmed Maxamed oo ah qunsulka qeybta Safaaradda Soomaaliyeed ee magaalada Sanca ayaa Goobjoog News u sheegay in maanta ay Sanca kasoo baxeyso diyaarad sida ku dhawaad 300 oo Qaxooti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka XildhibaanCabdulahi Bantu oo La Dilay Xildhibaan Cabdulahi Xussen Maxamud Muse Bantu, oo dhawaan lagu badalay aabahiis ayaa hadda lagu dilay degmada Wadajir. Xildhibaankan ayaa la dhaariyay intii lagu jiray kalfadhiga lixaad ee hadda socda kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Dadka Computerka Wax ku Akhriyo kama qaadaan Aragti Fogaan ama Gaabni Buug cusub oo uu soo saaray Dhakhtar xagga indhaha ah oo lagu magacaabo Baskal Barani oo u dhashay dalkaasi Faransiiska waxaa lagu sheegay in dadka caado ka dhigtay in Computer-ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha: ‘’Fursadda ah in la cafiyo kuwa diyaarka u ah inay ka haraan fikirka khaldan, weli way furan tahay’’ War saxaafadeed- Muqdisho, 23 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay guusha Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku qabsadeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya Harriet Mathews-Akhri Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga, Danjiraha cusub ee Boqortooyada UK (United Kingdom) wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, Ms…