2 daqiiqo Sheeko:Aragti Kaligii Taliye Hore oo Lagu Maxkamadeynayo Wadanka Senegal-Akhriso Taariikhdiisa Hissene Habre oo ahaa Kaligii-taliye u dhashay dalka Chad ayaa Isniinta oo 20 Bisha July lagu maxkamadeynayaa dalka Senegal ee galbeedka Afrika. Mr. Habre ayaa lagu eedeeyay in uu mas’uul ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqasho Kadis ah ku tagay Xeebta Liido Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqasho kadis ah ku tagay xeebta Liido halkaas oo ay ku sugnaayeen dad tiro badan oo Ciidayey. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u gacan qaaday qaar ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoogaga Daacish oo sheegatay Weerar Dad Badan Ku Dhinteen Xoogaga Daacish ayaa sheegtay Weerar is Miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Diyaala oo ku taalo Waqooyi bari magaalada Baqdaad. Ugu yaraan 115 qof ayaa ku dhimatay weerarka, dhacaawa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiro ka tirsan Dowladda Yemen oo kusoo laabtay Cadan Wasiiro ay la socdaan rag ka tirsan sirdoonka Yemen ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Cadan oo hadda ah xarunta KMG ah ee dowladda Yemen. Sida ay sheegtay Wakaaladda wararka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Whatsapp oo doonaysa inay Like ku soo kordhiso adeegeeda. Adeega fariimaha deg dega ah ee Whatsapp ayaa hadda waxa uu tijaabo ku wadaa sidii uu u soo kordhin lahaa laba adeeg oo cusub, laakiin aad mooddo inuu ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 qof oo laga badbaadiyay Dabley ku afduubatay Paris Ilaa 18 qof ayaa goor dhaw laga badbaadiyay dabley ku afduubatay dukaan ku yaalo magaalada Paris ee Caasimadda faransiis-ka, sidaa waxaa sheegay Booliiska dalka faransiiska. Lama xaqiijin ilaa iyo hadda…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Kaspersky: Google iyo Mobilada Smart-iga ahi waxay dhibaato ku yihiin Xasuusta. Daraasad cusub oo laga soo saaray xarunta cilmi baarista ee Kaspersky “ee teknolojiyadda ayaa lagu sheegay in dhalinyarada qaan-gaarka ah ee ku xiran aaladda internetka inaanay awoodin intooda badani inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEGDEG: Qaraxyo Gilgilay Hoteelo ku yaalo Magaalada Muqdishu Labo qarax oo aad u xoogan ayaa ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdishu maqribkii maanta. Qaraxa hore waxaa uu ka dhacay Hotel Siyaad halka qaraxa labaad uu ka…
4 daqiiqo Sheeko:Aragti Dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Warbixinta Yusuf Garaad Maanta waxaan fursad u helay in aan la fariisto khubrada farsamo iyo qaanuun ee Soomaaliya ku matalaya dacwadda ka dhanka ah Kenya ee ku saabsan soohdinta badda ee labada dal.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciyaariyahan Caan Ah Oo Islaamay Ciyaaryahanka u dhashay dalka Togo ee Emmanuel Adebayor ayaa waxa uu si rasmi ah u noqday shaqsi Muslim ah ka dib markii loo qabtay Towxiidka sida lagu shaaciyay Youtube. …