1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Giriiga oo is Casilay Wasiirka Maaliyadda dalka Giriiga Yanis Varoufakis ayaa is casilay waxyar kadib markii dadka dalkaasi markii ay iska diideen Tilaabo la sheegay in lagu badbaadinayo dhaqaalaha dalkooda. Warbixin uu ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji London oo Basaska Lagu Xiray Qalab Automatic ah oo Xawaaraha Dhimaya Teknolojiyad cusub oo Automatic ah ayaa xawaaraha ka yareyneysa Basaska, Qalabkan cusub waxaa lagu tijaabinayaa labo wado oo London ah, arintan oo la sheegayo in ay wax badan ka tari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxootigii Laga Keenay Yemen oo Boosaaso Laga soo Ambabixiyay (Daawo Sarirada) Qaxooti ku xareysnaa xerooyin ku yaalay Boosaaso ayaa halkaas laga soo ambabixiyay, Qaxootigan oo la socday Markabka Nawaal 3 ayaa laga keenay dalka ay dagaalada ka socdaan ee Yemen, Dadkan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed Cabdikarim Xuseen Guuleed waxaa uu ku dhashay deegaanka Mustaxiil oo ka tirsan Itoobiya, lakin waxaa uu yaraantiisii ku nolaa, wax ku bartay kuna soo koray magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Ninkii Soo Alifay Adeegga SMS-ka oo Geeriyooday Waxaa laga yaabaa qof kasta oo akhristayaasha ka mid ah uu diro ama helo SMS maalin walba balse ninkii sameeyay ayaa geeriyooday. Matti Makkonen oo qeyb ka qaatay sameynta SMS-ka…
3 daqiiqo Sheeko:Aragti Faallo: 55- Sano Xuriyadii Kadib, Soomaaliya Xor Ma Tahay?!! 1-da Luulyo waa maalinta Soomaaliya, maalintii midnimada ayaan abid Soomaliya ka maqli jiray, dadka waa isla dadkii, dalkuna sidoo kale waxaase is-bedelay dhedhenkii xuriyadda, waxaan hubaa in maalintaa kaliya ahayn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Is Casilay Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan magaalo madaxdiisa ee Baladweyne ayaa sheegaya in goor dhaw uu is casilay Isku duwihii Maaliyadda Gobolka Hiiraan Cabdulle Nuur Good. Cabdulle Nuur Good ayaa sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Gudoomiye ku xigeenka 1-baad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed (Akhri) Xareed Cali Xareed waxaa uu ku dhashay caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu, Waxbarashadii dusgi hoose ilaa sare waxaa uu ku qaatay isla magaalada Muqishu. Xareed Cali Xareed waxaa uu bartay cilmiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir (Akhriso) Cali Gacal Casir, Waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdishu bishii October 1960-kii, Waxabarashadiisii dugsi hoose/ dhexe, sare ilaa Jaamacad, Waxaa uu ku qaatay isla caasimadda Muqdishu. Cali Gacal Casir, Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Degdeg ah: Qaraxyo Gilgilay Dundida Carabta 19 qof ayaa ku dhimatay weerar lagu qaaday labo Hotel oo kuwa ay degan yihiin dalxiisayaasha ah dalkaasi Tunis ee waqooyiga Afrika. Qaraxyadan ayaa ka dhacay deegaanka Susa ee Bariga dalkaasi,…