1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Degdeg ah: Qarax Ka Dhacay Afaafka Hoolka Shirka Cadaado iyo Khasaaro ka Dhashay Sida uu xaqiijiyay Wariyaha Goobjoog News ee Cadaado Qarax weyn ayaa laga maqlay gudaha Hoolka Shirka iyo xaafadaha ku dhaw Magaalada Cadaado iyo is rasaaseyn halkaas ka socota. Qaraxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mursi oo Xabsi Daa’in lagu Xukmay Qadiyadii Jaajuusnimada Maxkamad ku taallo Qaahira ayaa xabsi daa’un ku xukuntay Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi iyo hogaamiyaasha Ikhwaanka Masar Maxamed Badiic, Sacad El-Katatni iyo Cisaam El-Ciryaan. Mursi iyo raggan kale,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Caruurta Afrika Oo Maanta La Xusayo (Akhri 5 Xaqiiqo ah) Xuska maalinta caruurta Africa oo ku beegan 16 June ayaa laga xusayaa maanta Qaaradda Afrika xilli laga deyrinayo dhibaatada heysata caruurta Afrikaanka ah. Soomaaliya ayaa sidoo kale sanad walba looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxii Al-Qaa’ida ee Yemen oo Duqeyn lagu dilay Sida uu qoray Khaled Omar Baterfi afhayeenka Kooxda, Sheikh Nasser al-Waxayshi oo ahaa madaxii Al’qa’idada Yemen iyo labo kale ayey ciidamada Mareykanka ku dileen duqeyn ay ka fuliyeen dalka Yemen. Afhayeenka Al-Qa’ida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada oo Xariga ka Jartay Imtixaannada Mideysan ee Soomaaliya Munaasibad maanta ka dhacday magaalada Muqdishu, Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa xariga ka jartay Imtixaanada mideysan ee ardeyda dusiyada sare ka baxeysa ee Koofuta iyo Bartamaha Soomaaliya. Ugu horeyntii Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Degdeg ah: Al-Bashiir oo Dalkiisa Kusii Jeeda Cumar Al-bashiir ayaa dalka Koofur Afrika ka duulay inta aan lagu dhawaaqin xukun Maxkamad ayidaad ah. Al-bashiir ayaa Sabtidii tagay Johannesburg si uu uga qeyb galo shir madaxadeedka Midowga Afrika…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirada Gobollada ay Ardeyda Ku Galeen Imtixaanaadka Dowladda Waxaa markii ugu horeysay muddo 25 sano ah maanta dalka Soomaaliya ka dhacay imtixaan mideysan oo dowladda Federaalka ay ka qaadeyso ardayda ka baxa dugsiga sare ee bartamaha iyo Koonfurta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada oo imtixaan Mideysan Ardeyda Ka Qaadesya 25 sano kadib Arday Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wadaa in ay galaan Imtixaanka Shahaadiga ee ay Wasaaradda Waxbarashada Waxbarashada ka qaadeyso ardayda dhigata Dugsiyada sare ee bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya. Ardayda ayaa Maamlihii…
3 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Maxamed Daahir Afrax Maxamed Daahir Afrax oo ah aqoonyahan iyo qoraa Soomaaliyeed ayaa 4-tii June 2015 lagu badalay booskii ay banneysay Marwo Caasho Geelle -ka ee guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad Ku Taalo Koofur Afrika oo Amartay in Al-bashiir aanu Dalkaasi Ka Bixi Karin Maxkamad ku taalo dalka Koofur Afrika ayaa maanta Axad ah ku amartay Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir in aanu dalka ka bixi Karin ilaa amar dambe kadib markii urur Maxali…