1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Sabir Toni oo Ka Baaris Batay Xitaa Shirkadda Google Nin Masaari ah, kana mid ah milkiilayaasha shirkad ka ganacsata Qaboojiyaasha ayaa caan ka noqday Google iyo guud ahaan Internet-ka. Ninka oo 50 jir ah, waxaa uu Magaciisa noqday Magaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Afrika ee Johannesburg : Xariga Al-bashiir iyo Ajendaha Shirka(Akhriso) Waxaa Johannesburg ka furmaya maanta oo Axad ah shir madaxeedka Afrika 25-naad ee Afrika Shirka sanadkan oo looga hadli doono arimo ay ka mid yihiin Liibiya, Masar, Koofurta Suudaan, Burundi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Shilal Gawaari oo Ka Dhacay Duleedka Boosaaso Shilal Gawaari oo Sababay Qasaaro Isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhacay Duleedka Boosaso Gaar ahaan inta udhaxeysa boosaso iyo qardho, Afar qof ayaa ku dhimatay labo shil oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Soomaali fara badan Yemen Kasoo Qaaday oo Ku soo Wajahan Boosaaso Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in uu soo gaaro Dekadda Boosaaso markii ganacsade Cabdi Faarax uu ku deeqay in Qaxootiga Soomaaliyeed kasoo daabullo dalka Yemen. Markabkan Nawal 3, Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Golaha Wasiirrada kula dardaarmey dhaqangelinta maamul wanaagga, kana xog-waramey xaaladda dalka Muqdisho, 11 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley kulanka toddobaadlaha ee Golaha Wasiirrada oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Raadineysa Kaalin ay Ku Yeelato Golaha Baarlamaannada Bariga Afrika Soomaaliya ayaa dooneysa in ay kaalin ku yeelato Golaha Baarlamaanka Bariga Africa iyadoo sidoo kale horay jawaab ka sugeysay codsi ku aadan ka mid noqoshoda ururka Ganacsiga xorta ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Mareykanka iyo Shiinaha: Dagaal Internet-ka 4 Malyan oo shaqaalaha Mareykanka ah ayaa Comuteradooda loo dhacay kadib markii ay soo weerareen Burcadda Internet-ka. Marekanka ayaa ku eedeeyay arinkan dalka Shiinaha balse Shiinaha waa uu beeniyay arinkan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Ka Quustay Duqeynta Cirka ee Daacish Dowladda Mareykanka ayaa waddo qorhse lagu tababarayo Ciidanka Ciraaq si ay dagaal ula galaan Xoogaga Islaamiyiinta Daacish iyo Sunniyiinta. Madaxweyne Obama ayaa waxa uu ansixiyay in ilaa 450 milateriga Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 26 Dal Afrikaan ah oo Sharm El Sheikh ku Saxiixay Heshiis Ganacsi oo Xor ah Hogaamiyaasha 26 dal oo Afrikaan ah ayaa magaalada Sharm El Sheikh ee dalka Masar ku saxiixay heshiis ganacsi oo xor ah. Wadamadan Heshiiska ku gaaray Sharm El Sheikh Waxaa ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya oo Wadashaqeyn Ka Dalbay Baarlamaanka Bah-Wadaagta Bariga Afrika Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa la kulmey guddoomiyaha baarlamaanka waddamada Bariga Afrika la’isku yiraahdo mudane Daniel F. Kidega, waxayna ka wadahadleen xiriir wada shaqeyn oo dhexmara labada…