2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka oo La Xiriirtey Wakaaladda Hubka Nuyuukleerka Adduunka ! Wasiirka batroolka iyo macdanta dowladda federaalka Maxamed Muktaar ayaa oo ka hadlay arrimaha maacdantaa ayaa sheegey in Soomaaliya ay wadahadal la gashay wakaaladda hubka nuyuukleerka ee Qaramada Midoobey ee IAEA…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEGDEG AH:- Gawaarida Gaashaaman ee AMISOM oo Gaari Rayid ah Jiiray Wariyaha Goobjoog New oo hadda ku sugan Isgoyska KM 4 ayaa xaqiijiyay in Gawaarida Gaashaaman ee AMISOM oo Gaari Rayid ah Jiireen Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdishu. Dadweynaha ayaa iskugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Ingiriiska oo Aqlabiyad ku meelmariyay in Afti loo Qaado Xubinimada Dalkaasi ee Midowga Yurub Baarlamaanka Ingiriiska ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Afti loo Qaado Xubinimada Ingiriiska ee Midowga Yurub. Cod arinkan ay Baarlamaanka galiyeen Waxaa aqbalay 544 Xildhibaan halka ay diideen 53 Xildhibaan,…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Apple I oo Raadineysa computer Qashin qubka lagu riday Xarunta San Francisco recycling centre ayaa raadineysa Computer si qaldan ku baxay, Computer-ka oo lagu tilmaamay mid taariikh leh, waxaa uu ka haray shirkadda Apple I . Computer-kan waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay “Ahlu Sunna Haka Baxaan Dhuusamareeb” Ergeyga gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay arinta Gobolka Galgaduud. June, 7, 2015, Waxaa magaalada Dhuusamareeb la wareegay Ciidamo taageersan…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti Taariikhda Kacdoonka Suufiyadda Soomaaliya iyo Damacooda Siyaasadeed!! Qabsashada Ahlu-sunna Axaddii ee magaalada Dhuusamareeb kadib, Waxaa soo ifbaxay su’aalo badan oo ku saabsan Damaca kooxdan iyo hankooda siyaasadeed, hadaba waxaan halkan kusoo gudbin doonaa wax walba oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Turkiga: Xisbiga Erdogan oo ku Guul-darreystay Aqlabiyadda Baarlamaanka Xisbiga talada haya Turkiga ee AKP ayaa ku guul-dareystay Aqlabiyadda Baarlamaanka dalka Turkiga, taas uu hormuud ka ahaa muddo 13 sano ah. Xisbiga Erdogan ayaa helay 41%, Madaxweyne Erdogan ayey…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Ruushka oo u Digay Shirkadaa Facebook, Twetter iyo Google Dalka Ruushka ayaa warqad cabasho iyo digniin isugu jirta u diray 3 shirkad ee Mareykanka ugu weyn xagga Internet-ka. Ruushka ayaa shirkadaha Facebook, Twetter iyo Google uga digay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Maxamed Cabdullah Saalax-Xubin guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaaliya Maxamed Cabdullah Saalax, waa xubin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaaliya oo May 6-deedii 2015-ka gudoomiyahoodii Caasho Geelle is cashishay. Mohammed Abdullah Saleh, dal iyo dibadba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News iyo Sooyaallada Xiisaha badan ee Maamul Goboleedyada(Maajo 2015) Goobjoog News ayaa akhristayaasheeda Bil walba u soo gudbisa dhacdooyinkii ugu xiisaha badnaa ee Maamul Goboleedyada iyo gobollada dalka. Maajo 2015-ka, waa bil kale iyo dhacdooyin kale oo xiiso badan,…