1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhariq Caziz oo Geeriyooday(Akhriso Taariikhdiisa) Waxaa mid ka mid ah xabsiyada dalka Ciraaq ku geeriyooday Ra’isul Wasaare ku xigeenka Ciraaq ee xilligii Sadaam Xuseen Dhariq Caziz. Dhariq markii Xisbiga Bacsiga talada la wareegay 1968-dii, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MasterCard ” Waxaan wada hadal kula jirnaa Bank-iyada Kale ee Dalka Soomaaliya si aan Howsheena u Ballaarino” MasterCard ayaa ku dhawaaqday in ay heshiis la gashay Premier Bank si uu u bixiyo MasterCard, oo lacag lagula bixi karo waxna looga iibsan karo dalka gudihiisa, dibaddiisa iyo weliba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Carabta oo Isbitaalka Guurguura Ka Hirgalin-doonta Dalka Soomaaliya Sida ay sheegtay Wakaaladda wararka Imaaraadka “Emirates News Agency (WAM), Dalka Imaaraadka Carabta waxaa uu dhawaan mid ka mid ah degmooyinka Muqdishu ka hirgalin doonaa Isbitaalka guurguura. Dalka Imaaraadka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalka Dib ugu soo Laabtay Muqdisho, 3 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu Sudan iyo Nigeria…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Hadal-heynta Facebook iyo Twetter kadib Is Casilaaddii Sapp Blater Waxyar kadib markii uu ku dhawaaqay Madaxweynaha FIFA in uu iska casilayo hogaanka FIFA, waxaa ay dadka isticmaala Facebook iyo Twetter-ka soo dhigeen Khudabadiisa, Qoraalka iyo Sawiradiisa, iyo qoraalo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Waa Diyaar Istaraatiijiyadii aan uga bixi laheyn Dalka Soomaaliya Mid ka mid ah senatoradda dalka Kenya oo kulan aan rasmi aheyn oo looga hadlayey arimaha amaanka uga qeyb galay kamukunji ayaa sheegay in Kenya ay gacanta ku heyso Istaraatiijiyadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Uganda oo Dalbaday in la Kordhiyo Magdhawga La siiyo Ciidakooda Lagu Dilo Soomaaliya Ciidamada dalka Uganda ayaa ka dalbaday AMISOM in kor loo qaado Magdhawga la siiyo Ciidamadooda ku dhinta Soomaaliya oo hadda la siiyo Shs150 million ($50,000), waxay doonayaan in laga dhigo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha FIFA Sepp Blatter oo Iska Casilaya Xafiiska FIFA Sepp Blatter ayaa sheegay in uu iskaga tagayo xafiiska FIFA kadib markii musuq lagu helay mas’uuliyiinta ugu sareysa FIFA. Sepp Blatter waxaa uu intaa ku daray in doorashooyin degdeg ah…
3 daqiiqo Sheeko:Aragti Warbixin: Ganacsade Cabdi Cali Faarax “Hal-door Qaran” Ganacsatada iyo Maalqabeenka imisa ayaa haboon in ay bixiyaan waa su’aal soo jireen ah, su’aal caalami ah, laga soo bilaabo Xiligii Rockefeller ilaa Bill Gates . Reer galbeedka Maalqabeenkooda waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Mursi oo Lagu Maxkamadeynayo Jaajuusnimo Madaxweynahii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa maanta lagu wadaa in la xukumo, Musri ayaa lagu eedeeyay in uu Basaasay Xamaas iyo dalal kale intii uu madaxweynaha ka ahaa…