1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh iyo Uhuru Kenyatta oo Ka Wada Hadlay Arimaha labada Dal iyo Gobolka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhigiisa Kenya Uhuru Kenyata kula kulamy Hoolka nasashada Madaxda ee Joma Kenyata International Airport iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada, AMISOM iyo arimo gobolka oo labada dal…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cholera (shuban biyood) Cudurkan waa mid aad u halis ah oo sababa shuban biyo ah kaas oo qofka uu haleelo kadhigo mid fuuq baxa ama udhinta hadii aanan a daweyn. Waxaa sababa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka John Kerry oo la dhigay Isbitaal Ku Yaalo Geneva, Switzerland. Xogheyaha arimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa isbitaal la dhigay kaddib markii uu galay shil isagoo kaxeynayey baskiil. John Kerry xiliga uu dhaawacmay waxaa la sheegayaa in ku kaxeynayey baskiilka meel…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Qaxootiga Yemen Soo Daabulaya oo Dekadda Muqdisho Lagu soo Bandhigay (Sawiro) Markabkii lagu waday in uu aado Yemen si uu usoo daabulo Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku go’doonsan Yemen ayaa maanta kusoo xirtay magaalada Muqdishu. Munaasabadda lagu soo bandhigay Markabka waxaa kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Tilaabooyin aad Files-ka uga Xawili Karto Android phones ilaa iPhone Dadka Isticmaala Mobilada noocyadooda kala duwan ayaa ku mashquula inta badan in Files iyo wax kale ay uga xawilaan Shirkadaha kale, sidaa darted waxaad mari kartaan. Haddii aad isticmaasho Adeegga…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Mudane Xasan Cumar Mahadalle(guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaaliya) Mudane Xasan Cumar Mahadalle waa xubin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaaliya oo May 6-deedii 2015-ka gudoomiyihii gudiga Caasho Geelle is cashishay. Mudane Xasan Cumar Mahadalle…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Joojinta Sigaar Cabista: Akhriso Soomaaliya iyo Sigaar cabista Maalinta 31 May waxaa dunida looga aqoonsaday maalinta joojinta cabbista Tubaakada iyo in dadka laga wacyi galiyo khatartiisa Maalintan waxaa sidoo kale bulshada caalamka lagu wacyigeliyaa khatarta uu leeyahay Isticmaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad iyo Gargaar: Cabdiraxman Ceynte iyo Mas’uuliyiin kale oo Lacago Bixiyay(Akhri Liiska) Waxaa maalintii sadexaad guul ku dhamaaday Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” ee Goobjoog News, ku dhawaad $15,000 ayey dhageystayaasha Goobjoog News u uruuriyeen Gudiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga oo marti ku…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Baabuurta Kaligood is Wado oo Shirkad Jarmal ah ay soo Saartay Shirkad Jarmalka ah ayaa sheegtay in ay soo saartay gaawaarida is wado, tilaabadan oo ay ku nasan doonaan Darawaliilnta ama dadka baabuurka wado. Shirkaddan ayaa kusoo bandhigtay Gaarigan mid ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Sheekh Xasan Cabdullahi Xersi”Turki” Sheekh Xasan Cabdille Xirsi(Xasan-Turki) oo kamid ahaa hoggaamiyeyaasha sare ee Al-shabaab ayaa Arbacadii geeriyooday kadib markii uu xanuunsanaa in muddo ah. Sheekh Turki waxaa uu ku geeriyooday dhulka Gosha ee gobolka…