1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Cabdisalam Xaaji Adan oo Muqdishu Ka Shaaciyay Murashaxnimadiisa+Sawiro Axmed Cabdisalaan ayaa maanta kulan ka dhacay Muqdishu ka shaaciyay mar kele Murashaxnimadiisa gobolada dhexe, Waa markii labaad uu si rasmi ah u shaaciyo in uu yahay murashax gobolada dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlay Doorka ay Dumarka Ku Leeyihiin Warbaahinta iyo Sida Lagu Xoojin Lahaa oo Muqdishu Ka Dhacay Kulan ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen ururka haweenka Saxafiyiinta ee SWJ ayna gacan ka geysatay hay’adda Relief International ayaa ka dhacay magaalada Muqdishu. Kulanka waxaa ka hadlay Gudoomiyaha ururka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amaanka oo Kordhiyay Mudada Joogitaan-ka (UNSOM) Golaha Amaanka ayaa talaadadii isku raacay qaraar lagu kordhinayo Mudada joogitaanka Qaramada Midoobey ee dalka Soomaaliya, mudada cusub ee loogu daray Joogitaanka UNSOM waxaa ay ku eg tahay Aug. 7,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Dib U Dhigtay Wada Hadalladii Yemen ee Geneva Xogheyaha Qaramada Midoobey Banki Moon ayaa ka dalbaday ergagiisa Yemen Ismaciil Walad Sheekh Axmed in dib loo dhigo wada hadallada Yemen oo Khamiista lagu waday in ay ka dhacdo Geneva.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faransiiska oo Ka Digtay in Suuriya iyo Ciraaq la Kala Qeybiyo. Laurent Fabius Wasiirka arimaha dibadda dalka Faransiiska ayaa ka digay in la kala qeybiyo dalalka Ciraaq iyo Suuriya. Wasiirka arimaha dibadda oo ka jawaabayey su’aalo ay Baarlamaanka dalkaasi ka weydiiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Google oo Sawirada Kula Tartami Doonta Facebook iyo Tweeter. Sida lagu daabacay Webka Bloomberg, Shirkadda Google ayaa dhawaan soo saartay barnaamijka sawirada lagu share-gareeyo oo qeyb ka ah adeegga shirkadda ee Google+ Photos Arintan ayaa la sheegayaa ay jirtay ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Askar Kenyan Ah Ku Dishay Gaarisa Tiro Ciidamada Booliiska Kenya ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen weerar Al-shabaab ka geysteen deegaanka Yumbis oo ka tirsna Fafi , Garisa. Warar aan la xaqiijin ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Afrika oo Loo Dabaaldagayo Maanta waa 25 May 2015, Afrika waxaa ay xustay 52 sano guuradii kasoo wareegatay aasaaska ururka Organisation of African Unity taas oo markii dambe isku badashay African Union(AU). Waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD oo Al-Bashiir Ka Dalbatay in uu Dhexdhexaadiyo Kooxaha Koofurta Suudaan Khartuum ayaa sheegtay in dalab uga yimid urur goboleedka IGAD, Al-bashiir ayaa laga codsaday in uu dhexdhexaadiyo kooxaha ku dagaalaya koofurta Suudaan. Wasiirka arimaha dibadda Suudaan Cali Kurti ayaa Wakaaladda…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti Maqaal: Federaalka Ma Difaaci Karaa Dalka ?-Taako Bulshada Soomaaliyeed waa dad ood wadaag ah, waa dad isku ah arxan iyo xigto, waa dad wadaaga dhaqan iyo dhalmo waana dad uu ka dhexeeyo dal iyo dad. waxaa sidoo…