1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab oo Mar Kale Gaarisa Weerartay Sida ay qortay Wargeyska Standard ee kasoo baxa dalka Kenya, Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo waramay inay labo saacadood la hadleen jameecada masaajid ku yaalo magaalada Garisa ka hor intaysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Daacish oo Qabsatay Magaallo Taariikhi Ah Xoogaga Daacish ayaa la wareegay magaalada Istiraatiijiga ah ee Tudmur, iyagoo ka qabsaday Ciidamo taageersan dowladda Bashaar Al-asad. Magaalada ayaa waxaa ku taalla waddo muhiim ah oo isku xirta bariga…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Waa maxay cudurka macaanka (Diabetes)?!! Cudurka macaanka ama sokorowga waa cudur leh sababa kala duwan dadka qabaahina ay dhiigoodu ku badantahay sokorta waxaana loo yaqaanaa ‘’hyperglycemia’’. Cudurka macaanka waxa uu ku imaan karaa : In…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Arimaha Gudaha oo Ka Baaqsaday Jawaabo uu Ka Bixin Lahaa Arrimaha Baarlamaanka Jubbland Maanta waxaa uu Baarlamaanka Federaalka xaruntiisa ku yeeshay kulanka 6-aad ee caadiga ahaa, kalfadhiga 6-aad Ajendaha ayaa ahaa ka warbixinta golaha Wasiirka arrimaha gudaha Geedi socodka dhismaha golaha wakiilada Maamul-goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji “YouTube Kids” oo Dacwad Laga Gudbiyay Ururo u dooda xuquuqda Caruurka dalka Mareynkanka ayaa dacweeyay shirkadda Youtube gaar ahaan”YouTube Kids”. “YouTube Kids” ayaa la sheegay in ay soo bandhigto arimo iyo films ka weyn caruurta taas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Iiraan oo Maraakiib Mucaawino ah u Diray Dalka Yemen iyo Sacuudiga oo Ka Shakisan Ilaa 3 Markab oo kuwa dagaalka ah ayey iiraan u dirtay dalka Yemen, Maraakiibtan waxaa ay sidaan sida la sheegay Mucaawino loogu talo galay dadka ku dhibaateysan dalka Yemen. Dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdiraxman Odowaa oo Looga yeeray Baarlamaaka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay kulanka 5-aad ee kalfadhiga 6-aad. Ajendada: Mudanyaasha baarlamaanka ayaa sii waday ka doodista Motionka golaha Wakiilada Maamul-Goboleedka KMG ee jubbooyinka(jubba), Jawaari ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kun Qaxooti Soomaali ah oo Subaxda Talaadada kusoo wajahan Magaalada Boosaaso Magaalada Boosaaso oo ay maalmahaan soo gaarayeen dadkii ugu badnaa ee dalka Yaman dhibaatada ka jirta ka soo cararay ayaa badankood loo anba bixiyay deegaanadoodii hore si ay mar kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiro iyo Mas’uuliyiinta Dowladda oo Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” ee Goobjoog News ku yaboohay 38,300 oo Dollar. Goobjoog News oo tan iyo 23-kii April 2015-ka waday barnaamijka”Gurmad iyo Gargaar” ayaa maanta barnaamij gaar ah u qabatay dhageystayaasha Idaacadda si loo taageero dadka ku dhibaateysan Yemen. Barnaamijka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharif Xasan Sheekh Aadan oo Qarax ka Badbaaday Madaxweynaha Maamul goboleedka KMG ah ee Koofur Galbeed ayaa qarax ka badbaaday kadib markii miino lagula eegtay inta u dhaxeyso Carbiska iyo Afgooye xilli uu kusoo jeeday magaalada Muqdishu. Shariif…