3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Kaadi Dhiiga ama Bilharzia Cudurkan waxa uu kamid yahay cudurada waqti dheer sameyntiisa ay sii jirto sidoo kale waxa uu mararka qaar noqdaa mid si dag dag h sameyntiisu ay noqoto, waxaa sababa goryaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Avv. Xasan Xusein Xaaji Avv. Xasan Xuseen Xaaji waa xubin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaalia May 5-teedii 2015-ka gudoomiyahoodii Caasho Geelle is cashishay, waa aqoon yahan lagu bartay arimaha Qaxootiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Burundi Nkurunziza oo Afgambigii dhicisoobey kadib Al-shabaab ku Af Bilowday Madaxweynaha dalka Burindi Nkurunziza, ayaa markii u horaysay la hadlay warbaahinta caalamiga ah tan iyo markii uu dhacay afgambigii fashilmay ee la doonaayay in dowladdiisa lagu rido isbuucii hore. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Federaalka oo Sheegay in uu Toban Beel Ku Heshiisiiyay Gobolka Hiiraan Xildhibaanka Abuukaate Daahir Xasan oo haatan ku sugan gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in wada hadal siiyeen oo heshiiyaan 10 beelood oo deegaanka ah. Dhinaca kale, Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Soomaaliyeed oo Xisaabaad ka Furtay Bankiyada Salama iyo Dhabshiil Sheekh Nur Baaruud Gurxan oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Soomaaliyeed ay Xisaabaad ka Furteen Bankiyada Salama iyo Dhabshiil si dadka lacagta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hogaamiye Daacish ka Tirsan oo Suuriya Lagu Dilay Wasiirka Gaashidhiga Mareykanka Ash Carter ayaa dilka Hogaamiyaha Daacish ee Abuu Syaaf ay muhiim u tahay dadka iyo dalka Mareykanka. Ciidamada Gaarka ah ee Mareykanka ayaa Abuu Syaaf ku dilay gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Mareykanka oo laga mamnuucay in ay isticmaalaan hawada dalka Soomaaliya. Ururka” Federal Aviation Administration” ayaa sheegay in diyaaradaha Mareykanka Madani iyo Militari intaba laga mamnuucay isticmaalka hawada dalka Soomaaliya, Ururka Al-shabaab ayey sheegeen in uu awood u leeyahay soo rididda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Degdeg ah: Madaxweynihii Masar Maxamed Mursi oo Dil Toogasho Lagu Xukumay Maxkamad ku taalo dalka Masar ayaa ku xukuntay dil toogasho Maxamed Mursi Madaxweynihii Masar sababo la xiriira arimo la xiriira xabsi uu ka baxsaday kacddoonkii 2011-kii. Mursi ayaa lagu eedeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuutiyiinta oo Lagu Eedeeyay Dagaalo iyo Rabshado ka hor Imaanaya Xabad Joojinta Dagaalo ayaa lagu waramayaa in Xuutiyiinta ka wadaan magaalada Taciz iyo meelo kale, Koofurta dalka Yemen. 26 ka tirsan Xuutiyiinta iyo taageerayaasha Cali Cabdalla Salix ayaa Jimcadii lagu dilay qeybo…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Ingiriiska oo Safiirada Dalkaas kula Dardaarmay Isticmaalka Baraha Bulshada ee Internet-ka Wasaaradda arimaha dibadda Ingiriiska ayaa ku boorisay Safiirada dalkaasi in ay isticmaalaan baraha bulshada ee Internet-ka si ay ula xiriiraan dadka u shaqeeya ama ay u shaqeeyaan. Todobaadkan Safiirka dowladda…