1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxii Siyaasadda Ururka Xamaas iyo Qaar Kamid ah Ilaaladiisa oo Lagu Dilay Magaalada Tehran Wararka ka imaanaya magaala madaxda dalka Iiraan ee Tehran ayaa sheegaya in madixii xaafiiska siyaasadda ururka xamaas Ismaaciil haniyah iyo qaar kamida ilaaladiisu ay dhinteen ka dib markii lagu wareeray guri ay magaaladaas.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu Guddoomiyaha Maxkamadda Sare uu Kala Hadlay Guddoomiyaha Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika? Guddoomiyaha Maxmakadda Saree ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Baashe Yuusuf Axmed, ayaa Xarunta Ururka Bariga Afrika ee Magaalada Caruusha ee dalka Tanzania kulan kula qaatay Guddoomiyaha.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ololaha Ka Hortagga Gaajada iyo Nafaqo-darrada oo Muqdisho Laga Daahfuray Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Daahfuray Ololaha ku saabsan Ka hortagga gaajada iyo nafaqo-darrada carruurta oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda World Vision.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Safaaradda Shiinaha oo Agab Loogu Talogalay Baarista Ku Wareejisay Booliiska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Axmed Firin oo uu wehliyo taliyaha hoggaanka baarista dembiyada gaashaanle dhexe Muxudiin Axmed Cusmaan ayaa maanta Safaarada Shiinaha kala wareegey.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ra’iisulwasaare Xamse oo Kormeeray Deegaanka Buulo Xaaji oo Dhowaan La Xoreeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre, Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Waa Kuma Baraha Wanaagsan Xilliga Tacliinta Lagu Gudajiro? Barayaasha soomaaliyeed ee dhallinyarada ah ama aan kulliyadda wax barashada ka soo bixin, tababar feecan oo wax-gista la xariirana aan soo qaadan ee dugsiyada hoose dhexe iyo sare ka howl-gala, hibada wax gudbinta.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka oo Kormeeray Ciidankii Dhowaan Al-shabaab La Dagaalamay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga JFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidanka xooga Dalka S/Gaas Ibraahin Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa si wadajir ah.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ra’iisulwasaare Xamse iyo Wafdi uu Goggaaminayo oo Gaaray Kismaayo Raiisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Wafti uu Hugaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, ahna magaala madaxda kumeel gaarka ah.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Dowladaha Kenya iyo Uganda oo Kawadahadlaya Kordhintay Ganacsiga Shidaalka ee u Dhaxeeya Kenya iyo Uganda ayaa bilaabay wada-hadal ku saabsan kordhinta dhuumaha shidaalka Eldoret, kuwaas oo ay si xoog leh ugu tiirsantahay Uganda, ayadoo badeecadaha saliidda ka soo qaadata magaalooyinka Eldoret iyo Kisumu.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Natiijo Nuucee ah Ayaa Laga Sugayaa Shirweynaha Culimada Soomalaiyeed ee Muqdisho Ka Socda? Waxaa maalintii labaad magaala madaxda dalka ee Muqdisho ka socda Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu furay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, islamarkaana.