1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Daahfuray Shirweynaha Labaad ee Culimada Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ka daahfuray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo sanadkii labaad lagu qabanayo dalka.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Madaxii Maaliyadda Al-shabaab ee Gobolka Mudug oo Isku Dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Wararka ka imaanaya magaalo xeebeedka Hobyo ayaa sheegaya in madaxii maaliyada Gobolka Mudug ee kooxda Alshabaab Cabaas Amiin xuseen uu isku soo dhiibay ciidanka booliska ee degmadaas.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Muxuu Yahay Xiriirka Ka Dhaxeeyo Hurdo Yaraanta iyo Xanuunnada Ku Dhaca Indhaha? Adeegsiga badan ee qalabka casriga ah ee Teknoolajiyadda ayaa keena hurdo la’aan iyo dhafar xad-dhaaf ah , taas oo ay cudurro kala duwani ka dhashaan oo kuwa indhaha iyo maskaxda ku dhacaahi ugu horreeyaan sida bahda.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Madaxweynaha Dalka Venezuela oo Markii Sedexaad Ku Guuleystay Inuu Noqdo Madaxweynaha Dalkaas Codbixinta doorashadii madaxtinimada ee dalka Venezuela ayaa la soo gabangabeeyay, waxaana lagu dhawaaqay in madaxweynaha hadda talada haya ee nicolás Maduro uu markii 3-aad ku guulaystay hoggaaminta dalkaas.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kuma Ahaa Duuliyihii Diyaaradda Soomaali Airline ee Geeriyoooday? Allaha u naxariistee Waxaa la xaqiijiyay geerida Axmed Cilmi Guure oo kamida ahaa duuliyaashii diyaaraddii Somali Airlines, sidoo kalena ahaa rugcaddaa saxaafadeed oo in muddo ah ku soo dhex jirey qalabka warbaahinta.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxweynaha Turkiga oo Sheegay in Laga Yaabo Inay Gudaha u Galaan Israa’iil si loo Caawiyo Falastiin Recep Tayyip Erdogan Madaxweynaha Turkiga ayaa ku dhawaaqay, in laga yaabo in Turkiga uu gudaha u galo Isra’il, si la mid ah sidi ay horay uga sameeyeen Liibiya iyo Nagorno-Karabakh, taas oo lagu caawinayo Falastiiniyiinta dhiban.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Halkee Ayuu Ku Dambeeyay Ninkii Gobolka Mudug Ku Dilay Macalinka? Jimcihii la soo dhaafay waxaa deegaan hoostaga degmada Jarrriiban ee gobolka Mudug lagu diley Xamse Muuse Ducaale oo kamid ahaa barayaasha wax ka dhiga dugsiyada gobolkaas, waxaana falkaas la sheegay inuu geystay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo Mareykanka Uga Digay Inuu Jarmarka Geeyo Gantaallada Ridada-dheer Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa uga digay Maraykanka in la geeyo dalka Jarmalka gantaalada riddada dheer, isagoo sheegay in Ruushka haddii ay taasi dhacdo uu dib u bilaabi doono soo saarista hubka Nukliyeerka/
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo Gacanta Kusoo Dhigay Xubin Ka Tirsan Al-shabaab Ciidanka Daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland, gaar ahaan Guutada Birjeex ayaa ayaa gacanta ku dhigay xubin ka tirsan kooxda Alshabaab, halka laba kalena ay toogteen xilli ay ku sugnaayeen dhulka howdka ah.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Imaaraadka oo Muqdisho Ka Hirgelisay Goob Shacabka Soomaaliyeed Ka Qaataan Dal ku Galkeeda Danjiraha dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta Axmed Jumca Rumeythi ayaa furay xarunta bixinta dal ku galka taas wixii maanta ka dambeeya muwaadiniinta Soomaaliyeed ay ka qaadan doonaan visaha.