1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka oo Kulamo Ka Wada Turkiga Guddoomiye ku-xigeenka Arirmaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cusmaan Maxamed uu wehliyo Aggaasimaha xiriiriyaha arrimaha Dibadda maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay Duqa Magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ku Wajahan Ceelbuur Ka Wada Galgaduud Ciidamada xoogga dalka ayaa saacadihii ugu dambeeyay howlgallo ka bilaabay deegaanno hoos yimaada Galcad oo ka tirsan gonbolka Galgaduud, ciidanka ayaa wada dadaalladii ugu dambeeyay ay ugu jiraan iney ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo Gaaray Magaalada Daarusalaam ee Tanzania Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania oo ay kaga qayb galayaan Shir madaxeedka horumarinta karaanka Aadanaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muxuu Madaxweyne Xasan Shiikh Ka Yiri Shirka La Dagaalanka Cunto Yarida Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macluusha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay safka hore kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Xasan Shiikh oo Ka QeybgalayIskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay kulanka Iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika oo ay marti-gelisay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni. Shirkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Magaalada Dhuusamareeb oo Laga Hirgeliyay Suuq Cacsi ah Markii Ugu Horeysay Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha suuqa Bacadlaha caasimadda Dhuusamareeb oo loo dhisay qaab casri ah, kaas oo qeyb ka ah hormarka dhanka bulsho eek…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo u Dhoofay Tanzania, Halkaas uu Shir Kaga Qetbgalayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa u ambaxay, dalka Tanzania oo uu uga qaybgalayo shir madaxeed muhiim ah, kaas oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ismiidaamin ah oo Lgu Qaaday Xero Ciidanka Xoogga Ku Leeyahay Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa Ismiidaamin ayaa ka dhacay xero ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heshiis Hordhac ah oo Laga Gaaray Coladda Beelo Ku Dagaalamay Hirshabeelle Waxaa heshiis hordhac ah laga gaaray colaado ka jiray qeybo kamid ah gobolka Sh abeellaha dhaxe, halkaas oo ay ku dagaalameen beelo walaalo ah oo gobolka wada dega, heeshiiska hor…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Magaalada Garoowe oo Laga Dareemayo Kacsanaan iyo Booliiska oo Hadlay Magaalada Gawoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa ka taagan walaac ay shacabku ka qabaan in dagaal uu ka dhaco, xilli isfaham darro ay jirto ku aadan xalinta khilaafka madaxweyne Deni…