1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqalka Sare oo Ka Dooday Hindise Sharciyeedka Ilaalinta iyo Maaraynta Deegaanka Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 1-aad ee Golaha Aqalka Sare. Ajandaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsatada Soomaalida Islii oo Ka Walaacsan Dibadbaxyada ay Ku Baaqeen Mucaaradka Kenya Ganacsatada Soomaalida ah ee xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa ka walaacsan mudaaharaadyada uu ku dhawaaqay hoggaamiyaha isbaheysiga mucaaridka dalkaasi ee Azimio ee uu hogaamiyo Raila Odinga. Soomaalida ganasatada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wadatashiga Dowladda iyo Siyaasiyiinta oo Goordhow Muqdisho Ka Furmay+Sawirro Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta kaa sook a dhacaya magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Da’uud Aways ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Danab iyo Kuwa Jubbaland oo Howlgallo Ka Sameeyay Jubbada Hoose Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo Daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgal ku gaaray deegaanno hoos yimaado degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. Ciidanka huwanta ayaa sheegay intii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wadatashiga Dowladda iyo Siyaasiyiinta oo Muqdisho Ka Furmaya Maanta oo Arbaca ah waxa magaalada Muqdisho ka furmaya shir uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud . Wax aka qayb galaya shirkan madaxdii hore ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wadatashiga Dowladda iyo Madaxdii hore Barri Muqdisho Ka Furmaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa barri daahfuraya kulan wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka, kaas oo ku saleysan wadatashi iyo is-qancin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Baarlamaanka oo Ka Shiray Howlaha Horyaallo Ee Baaxadda Leh Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo ku-xigeennada labada aqal waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaaradeed Ku Dhacay Garoonka Aadan Cadde iyo Khasaare Ka Dhashay Diyaarad rakaab ah ayaa ku soo dhacday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, warar kale duwan ayaa kasoo baxay shilka dhacay. In ka badan 30 qof ayaa saarnaa diyaaradan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar Khasaare Geystay oo Lagu Qaaday Askar Ka Tirsan Ciidanka Kenya Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka magaalada Gaariga ee gobolka Waqooyi Bari Kenya . Iska hor imaadkan ayaa ahaa mid…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Sweden oo Loo Ogolaaday Ku Biirista Ururka Gaashaanbuurta NATO iyo Turkiga oo Aqbalay Dowladda Sweden ayaa waxaa loo ogolaaday in ay xubin ka noqoto Ururka Gaashaanbuurta NATO, iyadoo muddo dadaal ugu jirtay sidii ay u heli laheyd xubinnimada Ururka, walow ay jirtay diidmo…