2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Madaale oo Sheegay in Amniga Caasimadda uu Wanaagsan Yahya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo degmada Yaaqshiid kaga qeyb galayay munaasabadda mahadcelinta guddigii agaasinka Maalmaha Xorriyadda ee 26 june iyo 1-da Luulyo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddigii Agaasinka Todobaadka Xoriyadda oo Muqdisho Munaasabad Loogu Qabtay+Sawirro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad ka dhacday xarunta degmada Yaaqshiid oo loogu mahadcelinayay guddiyadii kala gedisnaa ee Heer Federaal, Gobolka Banaadir…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Ku Biirista Bulshada Bariga Afrika Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyey kulan ballaaran oo looga hadlayey u diyaargarowga wadahadallada ku biirista Soomaaliya ee urur goboleedka Iskaashiga ganacsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dunida Islaamka oo Ay Ka Socdaan Dibadbaxyo Lagu Diidan Yahay Gubista Kitaabka Caalamul Islaami waxaa wali ka socda dibadbaxyada looga soo horjeedo falkii Kitaabka Qur’aanka lagu gubay gudaha Sweden, waxaana duunidu siweyn ay u cambareysay arrintaan, iyaga oo wadamada qaar laga diiday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle oo Kulan La Qaatay Waf Ka Socday WFP Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Jowhar ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay Ku Xigeenka Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka WFP ee Soomaaliya Marwo Laura Turner. Kulanka ayaa looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ku Ridday Xubin Ka Tiran Al-shabaab Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka 15 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Yusuf Duqow Xuseen Dhicisow, oo lagu eedeeyay ka tirsanaanta Al-shabaab. Duqow ayaa Al-shabaab kaga biiray Buur-Eylo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Ka Tirsan Africom iyo Danab oo Fariisimo Ka Sameysay Gobolka Galgaduud Wararka aan ka helayno Degmad Galcad ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya halkaas fariisimo ay ka samaysteen ciidan ka socda Mareynkanka. Ciidankan ayaa lagu soo waramayaa in ay yihiin kuwa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Sheegay Holwgal Laga Bilaabayo Galbeedka Gobolka Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa sheegay in Galbeedka gobolka Hiiraan laga bilaabayo howlgal ka dhan ah Al-sshabaab. Guddoomiyaha oo warbaahinta kula hadalay ayaa sheegay in wajiga labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo Ka Sameeyay Gobolka Jubbada Hoose Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal ka sameeyay Gobalka Shabeellada hoose,gaar ahaan deganada deexda ah ee Ceel-maracade, Gaacal-yaabar, Isgoyska Jiirley iyo Garasqaajo. Howlgalka waxaa lagu soo qabqabtay tiro dad ah, kuwaas …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga iyo Kuwa Jubbaland oo Howllo Kawada Deegaanka Xagar Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo iskaashanaya ayaa la wareegay deegaanka Xagar ee gobolka Jubaada hoose, waxaana halkaas ciidanku ay ka bilaabeen howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka dowladda…