1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya, IMF iyo Bangiga Adduunka oo Shir Uga Furmay Magaalada Nairobi Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya shir uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka kaas oo ku saabsan barnaamijka ECF ee dib-u-habeynta hannaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasarae Xamse oo Hortagay Guddiga Joogtada ah Ee Golaha Shacabka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta hortagay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliy., Kulanka oo uu guddoominayay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Urur Goboleedka IGAD oo Maanta Djibouti Ka Furmaya Shirka Urur goboleedka IGAD ayaa maanta ka furmaya magaalada Djibouti ee caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti halkaas oo ay isugu tageen madaxda kale duwan ee ka qeyb galaya shirka sanadkaan 2023.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo Iskaashi La Sameysanaya Shiinaha, Xilli Reer Galbeedku Diidan Yihiin Dowladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa qorshaynaya inuu Shiinaha la yeesho wada-shaqayn fiican, oo aan ku salaysnayn tartan labada dhinac dhexmara, sida uu sheegay wasiirka tamarta ee dalka Sucuudiga oo Axaddii la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shil Ka Dhacay Australia oo Sababay Geerida 10 Ruux iyo Dhaawaca 20 Kale Waxaa inta inta xaqiijiyay ku geeriyooday ku dhowaad 10 qof , halka 20 kalena ay jiraan isbitaal, kadib markii uu shil galay Bas siday dad kasoo laabtay aroos oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxay Ka Wadahadleen Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiga Joogtada ah? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka 2-aad ee aan caadiga aheyn ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland oo Iscasilay Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa uskacasilay xilkii uu ka hayay Somaliland, kadib muddooyin uu ku sugnaa goddoomiyaha golaha magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Guddoomiye Cabdirisaaq ayaa muddooyinkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Gaaray Dalka Jabuuti iyo Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalkaas. Meertada 14-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Dhagaxdhigay Xarunta Gurmadka Deg Deg ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay Xarunta Gurmadka Deg-degga ah ee Isbitaalka Madiina, oo loogu talagalay in lagula tacaalo muwaadiniinta ku waxyeelooba musiibooyinka dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Booliiska oo Muqdisho Qarax Lagula Eegtay Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu sheegayaa in Qarax uu ka dhacay Isgoyska Soobe, kaas oo la sheegay inuu ahaa mid gaari lagu xiray.…