1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo La Kulmay Ganacsatada iyo Madaxda Bangiga Ziraat Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay ganacsato iyo madaxda Bankiga Ziraat oo maalgashi ku sameynaya dalkeenna. Ganacsatada Turkiga ayaa sheegay in ay dhawaan xarigga laga jari-doono Bangiga Ziraat oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Hirshabeelle oo Kulan La Qaatay Ergayga Gaarka ah Ee Qaramada Midoobey Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle ku qaabilay Ergayga cusub ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing iyo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Ra’iisulwasaare Xamse oo La Kulmay Isimada Gobollada SSC Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa casho Sharaf ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku maamuusay Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda Howlgalka ATMIS oo Booqday Dhaawacyada Askarta Weerarkii Boola-mareer Wakiilka gaarka ah ee Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Africa ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire, Mohamed El-Amine Souef, oo ay weheliyaan Ku-simaha Safiirka Uganda ee Soomaaliya,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox Hubeysan oo Weerar Ku Dishay in Ka Badan 30 Dalka Nigeria Dalka Nigeria Dablay hubaysan ayaa ku dishay ugu yaraan 30 qof, halka ay afduubteen tiro caruur ah, weeraro ka kala dhacay illaa saddex gobol oo ku yaalla dhinaca woqooyi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Meydka Basaaskii Ugu Waxyeellada Badnaa oo Laga Helay Mareykanka Waxaa la helay Meydka Sarkaal ka tirsanaa FPI-da Mareykanka, kaas oo Isku bedelay Jaasuus u shaqeyay dalka Ruushka’ isaga oo noqday mid ka mid ah basaasiinta ugu waxyeellada badan taariikhda…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka War-Saxaafadeed Kasoo Baxay Shir ay Yeesheen Mareynka Britain,Qatar, Turkiga,IMaaraadka iyo Soomaaliya Wakiillo ka kala socda Soomaaliya, Qatar, Imaaraat-ka carabta, Turkiga, Britain iyo Mareykanka ayaa kulankoodii seddexaad ku qaatay magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar, waxayna ka wada hadleen xaaladda Soomaaliya, si…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Shir Muhiim ah La Yeeshay Madaxda Bangiyada Ka Hawlgala Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ee dalka ka hawlgala dalka. Shirkaan ay yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Shirka Madasha Arrimaha Gargaarka oo Kismaayo Ka Furmay Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland ka furmay Shirka Madasha Xiriirka Arrimaha bin’aadamnimada. Shirkaan waxaa si wada jir ah u daahfuray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland…
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Mareykanka, Ingiriiska iyo Qatar oo in Ka Badan 10Million Ugu Deeqaya Soomaaliya Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Qatar ayaa ku dhawaaqay taageero dhaqaale oo ay iska kaashanayaan saddexdaan dal, isla-markaana lagu caawinayo Soomaaliya, si wax looga qabto abaaraha weli ka jira gudaha dalkeenna,…