1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Amniga oo Toogtay Xubin La Sheegay in uu Ka Tirsanaa Shabaab Ciidamada XDS ee ku sugan Magaalada Mesagawey ee Gobalka Galgaduud ayaa saaka Toogtay xubin la sheegay in uu ka tirsanaa Shabaab kaasoo oo saakay lagu qabtay kontaroolka Magaalada Mesagawey.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Golaha Wasiirrada Puntland oo Ansixiyay Mashaariic Waddooyin Looga Hirgelinayo Maamulkaas Golaha wasiirrada dowlad goboleedka Puntland ayaa ansixiyey 8 Mashruuc oo lagu dhisaasyo Wadooyinka deegaanada Puntland, taas oo qeyb ka ah qorshaha hormarinta deegaannada oo dhowaan dowladda dhexe ay shaacisay fulintooda.
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA AMMAANKA Golaha Amniga Qaran oo Soo Saaray Amarro Lagu Xakameynayo Faafitaanka Hubka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi ahayn.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Turkiga oo Soomaaliya u Soo Diraya Markab Shidaal iyo Gaas Ka Baara Xeebaha Soomaaliya Turkiga ayaa xeebaha Soomaaliya u soo diri doona dabayaaqada sanadkan markab sahamin doona shidaal iyo gaas, Qorshahaan ayaa qayb ka ah heshiis iskaashi oo ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, sida ay sheegtay wasaaradda tamarta.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Jubbaland oo Daahfuray Tallaalka Caruurta Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa daahfuray ololaha Talaalka caruurtii aan helin dhamaystiraka Talalka joogtada ah sanadahii lasoo dhaafay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Gobolka Banaadir oo Xabsiga Dhigay Laba Ruux Ku Eedeysan Anshax Xumo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Booliiska degmada Deyniile ayaa gacanta ku soo dhigay laba eedeysane oo lagu kala magacaabo Maxamed Maxamuud Siid Axmed oo 42 jir ah iyo Qadiijo Maxamed Cabdulqaadir oo 23 jir.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wafdigii Gaaray Cabudwaaq oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Magaalada iyo Ugaaska Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ku sugan degmada Caabudwaaq ayaa kulamo hordhac ah.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Guddi Baaris ah u Magacaabay Hubkii Lagu Qabsaday Cabudwaaq Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay guddi gaar ah oo kasoo talo bixiya dhacdadii ka dhacday Degmada Caabudwaaq.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wafdi Ka Socda Dowladda Federalka iyo Dhinaca Galmudug oo Gaaray Cabudwaaq Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Mudane Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag ayaa gaaray degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo Xukunno Kale Duwan Ku Riday Qoslaaye iyo Saaxiibadiisa Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay Taliyihii saldhiga Heliwaa dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Kooxdiisa oo mid maqane ah uu ku jiro.