2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhinacyada Sudan oo Markale Jabiyay Heshiiskii Jeddah iyo Dagaal Dib u Qarxay Magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Sudan ayaa waxaa markale dib uga qarxay iska hor imaadyo xooggan oo u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa gurmadka degdega ah ee RSF, maalin kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Maanta Bilaabaya Bixinta Kararka Codbixinta Komishinka doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in maanta ay si rasmi ah u bilaabanayso diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo qeybinta Kaararka, laakiin guddigu ma cadeynin waqtiga rasmiga ah ee ay dhacayso doorashada, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bulshada Rayidka oo War Kasoo Saartay Go’aannadii Kasoo Baxay Madasha Wadatashiga Tan iyo markii ay todobaadkan Golaha Wadatashiga Qaran ay soo saareen War-murtiyeed ku saabsan hannaanka doorasho ee ay Soomaaliya yeelan doonta 2026 ayaa iska soo daba dhacaya ka falcelinta ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Booqday Taliska Booliiska Itoobiya Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sulub Axmed Firin iyo wafdi saraakiil Boliis ah oo uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Itoobiya ayaa xafiiskiisa ku booqday taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane, İbrahim Mete Yağlı,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Ka Furmay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo bandhigay fursadaha ganacsi ee la xiriira wax-soosaarka dalka ee dhinacyada Beeraha, Kalluumeysiga,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe oo Dhagaxdhigay Dekadda Magaalada Baraawe Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdigiisa oo ku sugan magalada Baraawe ee caasimadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa kulan soo dhoweyn…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Gobolka oo Dhagax Dhigay Dhismaha Waddada Waaxda Oodweyne Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay Waddo dhexmarta Degmada Dayniile gaar ahaan waaxda Oodweyne oo ay dhismaheeda iska kaa shanayaan Bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hanti-dhowraha Qaranka oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ma’uuliyiin Ka Socday Norway iyo Kenya Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta qaabilay sii hayaha saafaradda Norway ee Soomaaliya Mudane Haakon Svane iyo Madaxa Iskaashiga Saafaradda ee Kenya iyo Soomaaliya Mudane Erling…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaalamayaasha Al-shabaab oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ku Yaalla Galgaduud Waaberigii hore ee maanta Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay ku leeyihiin deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud. Ciidmada dowladda Federaalka iyo dadka deegaanka…