3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga oo Yeelatay Waji Cusub iyo Erdogan oo Taageero Helay Doorashada madaxweynaha wadanka Turkiga ee lagu madlansan yahay 28-ka bisha ayaa durba soo baxaya isku soo dhowaasho iyo isxulufeysi xisbiyada qaar u dhaxeeya, kadib markii uu shir’ ja’aaid uu Isniintii…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mareykanka oo Ka Warbixsay Weerar Laga Fuliyay Degmada Jilib Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa ee Africom ayaa sheegay in weerar dhanka cirka ay ka fuliyeen Soomaaliya, kaas oo lagu bartilmaameedsaday dagaalmayaal ka tirsan Al-shabaab, taliska ayaa howlgalkaan kala…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Sudan iyo Mucaaradka oo Ku Guuldareystay Dhaqan Gelinta Xabad Joojin Rasmi ah Weerarro dhanka cirka ah oo ay geysanayaan Milatariga Sudan iyo iska hor imaadyo ayaa waxaa laga soo wariganayaa magaalooyin ay kamid yihiin Khartoum iyo Umu Durmaan, taas oo meesha ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Dhanka Cirka ah oo Laga Fuliyay Jilib iyo Dowladda oo Faahfaahin Ka Bixisay Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa faahfaafin ka bixisay weerar dhanka cirka ah oo ciidamada sirdoonka iyo saaxiibadooda ay ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, halkaas oo xarun u ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo Loo Xiray Xatooyo Hanti Dadweyne Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Warsaxaafadeed kasoo baxay waxaa lagu sheegay in lasoo xiray saraakiil ka tirsan wasaaradda Maaliyadda, kuwaas oo ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne, arrintaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukunno Kale Duwan Ku Ridday Askar Geysatay Dil Wadareed Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta markale u fariisatay dacwadda 13 Askari oo katirsan ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo geystay dilal kale duwan xilli ay ku qornaayeen Ilaalada Isgoyska Siinaay.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo u Ambabaxay Dalka Masar iyo Ujeedka Safarkiisa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar oo uu kaga qaybgalayo shir ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Bangiga Hormarinta Afrika oo Ka Furmaya Magaalada Sharma Shiikh Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Malaagada Sharma Shiikh ee Dalka Masar ayaa maanta ka qayb galay shir gaar ah oo ay isugu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Guddoomiyeyaasha Gobollada Dalka oo Muqdisho Lagu Qabtay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Macllim Fiqi ayaa maanta muqdisho daahfuray kulanka 2-aad ee madasha maayarada Soomaaliya. Kulanka waxana ka qeyb galayaan 19 Maayir…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhinacyada Isku Haya Sudan oo Ku Heshiiyay Xabada Joojin Cusub Dhinacyada isku haya dalka Suudaan ayaa ku heshiiyey xabbad joojin toddoba ad ah, ka dib wadahadallo ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga. Heshiiskaan ayaa la saxiixay goor dambe oo…